Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan isxogwareysi iyo qado la qaatay guddoomiyeyaasha golaha wakiiladda dowladaha xubanaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ku weheliyay guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sarre Mudane...
Month: November 2022
Soomaaliya oo saxiixday baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa.
Dublin ( Raxanreeb ) Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa in lagu isticmaalo goobaha dadweynuhu joogaan. Baaqan oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee heer caalami ah ayaa looga golleeyahay in lagu ilaaliyo dadka rayidka xilliyada...
Waddada gaajada: Soomaalidu waxay ka badbaaday abaartii ugu xumayd muddo tobannaan sano ah
In ka badan hal milyan oo qof oo Soomaali ah ayaa sanadkan ka qaxay abaaro iyo colaado, balse iyadoo la helay gargaar yar, haddana waxa ay wajahayaan dadkaasi gaajo, cudurro iyo dhimasho
MD Xasan Sheekh oo bilaabaya socdaal uu ku kala bixinayo maamul- goboleedyada.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah bilaabi doono socdaal uu ku tegi doono qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa safarkiisa ka bilaabi doono gobolka Hiiraan, waxa uuna tegi doonaa furimaha dagaalka ee lagula dagaalamay Ururka Al- Shabaab. Madaxweynaha ayaa sidoo kale tegi doono Galmudug,...
Qaramada midoobay oo ku adkeystay go’aanka cunaqabateynta ee hubka Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya, iyada oo sheegtay in Al-Shabaab ay tahay koox argagaxiso ah oo weli si dhab ah u carqaladeyneysa nabadda iyo xasilloonida gobolka
Xanibaad safar oo lagu soo ragay Maareeyaha Hay’adda duulista Rayidka.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa ammar ay soo saaraty waxaa lagu sheegay in xayiraad dhanka safarka ah lagu soo rogay maareeyaha hay’adda duulista rayidka Axmed Macallin Xasan. Maxkamadda ayaa sheegtay in ay horey u soo saartay xukun loo sameeyey mid ka mid ah howl-wadeenada hay’adda taas oo ah Gabar lagu magacaabo Fatxi...
Kulanka Qaran ee Xiriirka Dowladaha Hoose oo Maanta Lagu Daahfuray Muqdisho.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta daahfurtay kulanka qaran ee xiriirka dowladaha hoose, iyada oo xoogga lagu saaray arrimaha hortabinta u leh dhismaha dowladaha hoose, caqabadaha heysta, baahinta maamullada ee dhisidda goleyaasha deegaan ee dowlad goboleedyada iyo arrimo kale. Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen wasiirka arrimaha...
DF oo joojisay dhoofinta shaqaale Soomaaliyeed
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso in Shaqaale ama xoogsato Soomaaliyeed la qori karo ama dalka dibadiisa loo dhoofin karo si uu u Shaqeysto, sidoo kalena baabi’isay ruqsadihii iyo shatiyadii hore ee Wasaaradda Shaqada siisay Shirkadaha adeegga shaqosiinta dibedda
Sweden oo aqbashay dalabkii Turkiga ee ahaa wax ka baddelidda Dastuurka
Baarlamaanka Sweden ayaa Arbacadii meel mariyay wax ka bedelka dastuurka dalkaas, kaas oo suurta-gelinaya in la meel mariyo sharciyo adag oo ka dhan ah argagixisada, taas oo ah dalab muhiim ah oo ka yimid Turkiga, si loo ansixiyo xubinnimada Stockholm ee isbaheysiga NATO
Jubbaland oo dil ku fulisay laba qof oo hore dil u gaystay.
Kismaayo ( Raxanreeb ) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa xukun dil ah ku fulisay labo dambiile oo hore si ula kac u gaystay dil. Gacan ku dhiigle Yuusuf Cabdille Ismaaciil oo hore dil ugu gaystay marxuum Cabdicasiis Axmed Iimaan iyo gacan ku dhiigle Cabdi Xasan Isaaq oo oo hore si bareer ah u...

