Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) ..
Month: November 2022
MD Xasan Sheek Muxuu kala hadlay ciidanka Cirka ee Asmara lagu tababaray ?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan dufcada koowaad ee ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Cirka
Dowladda oo soo saartay digniin amni ,& Hotelo la sheegay in la beegsanayo.
Si gaar ah Dowladra waxa ay sheegtay in suurtagal ay tahay in weeraro ay ka dhacaan Hoteeladda iyo Maqaayadaha..
Taliska xoogga ” DFS waxa ay ku guulaystay in kooxda Al- Shabaab ka saarto deegaano badan “
Madaxweynaha ayaa kormeeray dhamaan deegaanada laga xureeyay argagixisada, Isagoo halkaas kulan kula qaatay Taliyaha...
FAAHFAAHIN : Kooxda Al – Shabaab oo weerar qaraxyo ah ka gaystay Hiiraan.
weerarkan ayaa ka dhacay saldhiga ciidanka Gorgor ku leeyihiin degaanka Burdaar oo magaalada Baladweyne Koonfur ka xigta.
Axmed Madoobe oo isku shaan- dhayn ku samaynaya Golihiisa Wasiirada.
Waxaa lagu soo waramayaa in Madaxwaynaha Jubbaland uu ku soo dari dooni Golaha Wasiiradiisa xubno ka soo jeeda gobolka Gedo
Kun iyo Sideed Boqol oo dhallinyara ah oo guriguri u gali doonaa xaafadaha Muqdisho si….
dhankiisa wada dadaalada lagu doonayo in wax lagaga ...
RW Xamse Muxuu ku arkay Kuliyadda lagu tababaro Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ?
Mudane Xamse Cabdi Barre oo xarunta tababarka ugu tegay ciidan iyo saraakiil Booliis ah oo tababar ku qaadayana iyo macallimiinta tabarka siinaya, ..
GAROWE : TPEC oo ku dhawaaqi doonta deegaanada lagu qabanayo doorashooyinka & khilaaf ka taagan.
Wararka RBC uu ka helayo magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in markan Guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC..
MD Xasan dib miyuu dalka ugu soo celinayaa askarta Eritrea lagu tababaray ?
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu magaalada Asmara kula kulmi doonaa dhigiisa dalkaas madaxweyne Isaias Afwerki.

