Day: December 22, 2022

Home » Archives for December 22, 2022
Post

DABAGAL : Warar dheeraad ah oo ku saabsan qarax ka dhacay duleedka Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb )  Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxa caawa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la xaqiijiyay in. lala eegtay ciidanka ku sugan  Siinka dheer  halkaas oo ah meesha laga soo galo magaalada Mudisho isla markaana laga ilaaliyo. Waxaa la sheegayaa in qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay ,...

Post

XOG : Halkee kala marayaan laftagareen & ciidanka qoorta ugu jira ?

Baydhabo ( Raxanreeb ) Ciidanka amniga koonfur – galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka wada howlgal ay wax kaga qabanayaan xaaladda magaalada. Dhawr jiho oo ah magaalada Baydhabo waxaa ka soconaya dadaalo maamulka uu ku doonayo inuu wax kaga qabto ciidan la sheegay in ay ka soo baxeen furumaha kuwaas oo diidan muddo...

Post

DEG-DEG : Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho + Xaaladda

Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax culus ayaa lagu soo waramayaa in goordhaw uu ka dhacay  degaanka Ceelasha Biyaha  ee duleedka magaalada Muqdisho. Dad ku sugan Ceelasha ayaa sheegay in qaraxa ka dib la maqlayo dhawaqa rasaas ay ridayaan askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Faafaahin dheeri ah weli lama helin khasaaraha ka dhashay qaraxa ,...

Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykan oo gaartay Garoowe.
Post

Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykan oo gaartay Garoowe.

Garowe (Raxanreeb ) Senator Ilhaan Cumar oo katirsan Congress-ka Mareykan oo maanta gaartay Magaalada Garoowe ee Puntland. Ku Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan Goleyaasha Dawladda, Dadweyne fara badan ayaa Airporka Gen. Mohamed Abshir ku soo dhaweeyay Senator Ilhan...

Post

DEG-DEG : Dowladda oo si buuxda ula wareegtay Ruun-nirgood.

Jowhar ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Ruun Nirgood ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada dowladda ayaa hadda deegaankaasi ka wada baaritaanno ay ku xaqiijinayaan Amniga deegaanka. Saraakiisha howgalka hogaamineysa waxay sheegeen in runirgood kadib ciidamadda ku wajahan yihiin masagawaay halkaas oo in muddo ah ay maamulayaan kooxda...