Month: December 2022

Post

RFK HUMAN RIGHTS AND OTHER LEADING INTERNATIONAL ORGANIZATIONS CALL ON SOMALI GOVERNMENT OFFICIALS TO DROP CHARGES AGAINST ABDALLE AHMED MUMIN

Robert F. Kennedy Human Rights joins six other international organizations in a letter to Somali government officials calling for all charges against journalist, press freedom advocate, and Secretary General of Somali Journalists Syndicate (SJS), Abdalle Ahmed Mumin, to be dropped. The letter details the arbitrary arrests, detention, and persecution that Mr. Mumin has faced in recent...

Xasan Sheekh oo su’aallo adag laga waydiin doono xarigga Abdalle Muumin
Post

Xasan Sheekh oo su’aallo adag laga waydiin doono xarigga Abdalle Muumin

WASHINGTON (Raxanreeb ) Madaxweyne Hassan Sheekh Mohamuud ayaa galabta [waqtiga Geeska Afrika] gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaasoo berito uu ka furmi doono shirka dowladda Mareykanka iyo madaxda Afrikaanka oo socon doona saddex maalmood. Shirka waxaa ku sugan kooxaha xuquuqda aadanaha oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo su’aalo adag ka weydiin...

WARBIXIN : Safarka Guddoomiye Aadan Madoobe Xudur & Khilaafka Doorashada KGS
Post

WARBIXIN : Safarka Guddoomiye Aadan Madoobe Xudur & Khilaafka Doorashada KGS

Xudur (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa safar ku tagay Xudur , marka laga soo tago socdaalkaas oo daaran xaaladda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed hadana waxaa jira culays u baahan in laga dejiyo dadka deegaanada maamulkaas ku nool. Siyaasadda Koonfur Galbeed oo ah mid hubinti la’aan ay ka jirto ayaa hadana waxaa soo...

Khilaaf miyaa ka jira Guddiga Dhismaha Ciidanka Gobolka Hiiraan ?
Post

Khilaaf miyaa ka jira Guddiga Dhismaha Ciidanka Gobolka Hiiraan ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa isaga baxay Guddi u jeedkiisu ahaa dhismaha ciidanka Qalabka sida kuwaas oo ka qayb- qaata wax ka qabashada xaaladaha ka jira Hiiraan. Guddoomiye Cali Jayte oo wax badan ka soo muuqday goobaha dagaalka ee Hiiraan ayaa sheegay in sababta uga baxay Guddigan ay tahay sida uu yiri ,...

Post

Mareykanka oo $55 bilyan siinaya Afrika

Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in lacag dhan illaa 55 bilyan oo dollar ay ugu yabooheyso Qaaradda Afrika saddexda sano ee soo socoto, taas oo uu Mareykanku sheegay inuu ku xoojinayo iskaashiga dalalka Afrika.

Post

Dood ka taagan doorashada hoggaanka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta

Muran iyo dood ayaa ka taagan doorashada hoggaanka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo la filayo inay qabsoonto 28 bishan December. Guddiga Doorashada ee xiriirka ayaa sheegay in hal murashax oo kaliya oo ah kan hadda sida kumeel gaarka ah madaxda uga ah xiriirka kubadda cagta uu soo buuxiyay shuruudihii loo baahnaa, isaga oo kaliyana uu u tartami doono gudoomiyaha xiriirka.