Baydhabo ( Raxanreeb ) Ciidanka amniga koonfur – galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka wada howlgal ay wax kaga qabanayaan xaaladda magaalada. Dhawr jiho oo ah magaalada Baydhabo waxaa ka soconaya dadaalo maamulka uu ku doonayo inuu wax kaga qabto ciidan la sheegay in ay ka soo baxeen furumaha kuwaas oo diidan muddo...
Month: December 2022
DEG-DEG : Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho + Xaaladda
Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax culus ayaa lagu soo waramayaa in goordhaw uu ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Dad ku sugan Ceelasha ayaa sheegay in qaraxa ka dib la maqlayo dhawaqa rasaas ay ridayaan askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Faafaahin dheeri ah weli lama helin khasaaraha ka dhashay qaraxa ,...
Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykan oo gaartay Garoowe.
Garowe (Raxanreeb ) Senator Ilhaan Cumar oo katirsan Congress-ka Mareykan oo maanta gaartay Magaalada Garoowe ee Puntland. Ku Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan Goleyaasha Dawladda, Dadweyne fara badan ayaa Airporka Gen. Mohamed Abshir ku soo dhaweeyay Senator Ilhan...
DEG-DEG : Dowladda oo si buuxda ula wareegtay Ruun-nirgood.
Jowhar ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Ruun Nirgood ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada dowladda ayaa hadda deegaankaasi ka wada baaritaanno ay ku xaqiijinayaan Amniga deegaanka. Saraakiisha howgalka hogaamineysa waxay sheegeen in runirgood kadib ciidamadda ku wajahan yihiin masagawaay halkaas oo in muddo ah ay maamulayaan kooxda...
Gambia ayaa sheegtay in ay fashilisay afgembi millitari
Dowladda Gambia ayaa sheegtay in ay fashilisay afgambi militari, ayna xireen afar askari oo qorsheynayay in ay afgambiyaan maamulka Madaxweyne Adama Barrow.
TPLF oo ciidamada dowladda Eriteria ku eedeeysay inay weerar ku soo qaadeen
Warbixin lagu baahiyey telefishiinka TIgraay oo afka fallaagada TPLF ku hadla ayaa dowladda Eritrea ku eedeeyey ciidamadooda iney weerar ku soo qaadeen gudaha deegaankaasi.
Boolis Islaami ah oo weeraray aroos ay dhiganayeen lammaane isku jinsi ah
Ciidamada booliska islaamiga ah ee waqooyiga dalka Nigeria ayaa xabsiga dhigay 19 qof oo muslimiin ah, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ka qeyb galeen arooska lamaane isku jinsi ah.
Taalibaan oo amar ka soo saartay dumarka jaamacadaha dhigta
Ururka Taalibaan ayaa haweenka dalkaasi ka mamnuucday inay dhigtaan jaamacadaha, taasi oo dhallin-yarada dalkaasi ku abuurtay rajo xumo.
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xabsiga laga sii daayay
Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood ee maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ku xukuntay.
Ciidanka Dowladda oo kaabiga ku haya Degmadda Runirgood
Jowhar ( Raxanreeb ) Ciidanka Gorgor & Danab, Xooga dalka & dadka deeggaanka aya u ruqaansaday Degmadda Runirgood oo hadda kaabiga ku hayaan. Saraakiisha howgalka hogaamineysa waxay sheegeen in runirgood kadib ciidamadda ku wajahan yihiin masagawaay halkaas oo in muddo ah ay maamulayaan kooxda Al- Shabaab. Dhawr jeer saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay...

