Mahaday ( Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya degmada Mahaday ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaaya in qarax uu ka dhacay wadada u dhexeysa garoonka diyaaradaha iyo magaalada Jowhar . Qaraxa ayaa ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ah waxa uuna qabsaday Gaari Cabdibile ah oo ka mid ahaa kolonyo raashin Gargaar ah u siday Degmada...
Month: December 2022
Khilaaf soo kala dhex galay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa isku khilaafay doodda ku aadan amniga, gaar ahaan u yeerista hay’adaha amniga.
Rag hubeysan oo dhac ka geysanayay degmada yaaqshiid oo boolisku soo qabteen
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kordhiyay howlgallada haatan ka socdo magaalada Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay laba nin oo hubeysan, kuwaas oo dhac ka geysanayen degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Magaalada Muqdisho waxaa ka soo degay Diyaarad sidda ciidan qeyb ka ah kuwii Eretrea lagu soo tababaray.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Diyaaraddii u horreysay oo sida ciidankii Eritrea lagu soo tababaray ayaa goordhow ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Garoonka waxaa ku sugnaa saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo ciidankan soo dhaweeyay. Imaanshaha ciidankan ayaa yimid maalmo uun ka dib markii Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu...
War ku soo kordhay nabadoon lagu dilay Muqdisho.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Koox hubeysan ayaa xalay degmadda Heliwaa ee Muqdisho ku toogtay Nabadoon Xirsi Cali Diirshe oo si wayn loogu yaqiinay magaalada Muqdisho. Kooxda hubeysan oo goobjoogayaal ku tilmaameen laba nin ayaa baxsadey kadib falkan khaarijinta ah ee ay u gaysteen nabadoonka. Dilkan ayaa magaalad Muqdisho ka dhacay xilli ciidanka Booliska ay wadaan...
Bangiyada Itoobiya oo dib uga howl billaabay gobolka Tigray
Dhowr bangi ayaa sheegay inay dib u bilaabeen adeegyadii dadweynuhu ay ka heli jireen goobaha ay dowladdu maamusho ee gobolka Tigray ee Itoobiya markii ugu horreysay muddo sannad ah, kadib xabbad-joojintii bishii November ee dagaal dhiig badan ku daatay oo socday muddo laba sano ah.
Xog: darawalka guddoomiyihii hore BFS oo ku biiray Al-Shabaab
Waxaa maalmahan warbaahinta iyo baraha bulshada dhex socday cod la sheegey in uu yahay mid ka mida shaqaalaha Baarlamanka, darawalna u ahaa Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan kaas oo la sheegay in uu ku biiray Al-Shabaab.
Dhulgariir sababay dhimasho oo ka dhacay Mareykanka
Labo qof ayaa ku dhintay tobannaan kun oo guryo la daggan yahay ayaa ku dhacday koronto la’aan ka dib markii uu dhul gariir cabirkiisu yahay 6.4 magnitude ruxay waqooyiga gobolka California ee dalka Mareykanka.
MUQDISHO : Booliska oo soo bandhigay dad ay ku eedeynayaan Al- Shabaabnimo.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidamada Booliska Soomaaliya, ayaa caawa soo qabtay laba qof oo ay sheegeen in ay ka tirsanayeen kooxda Al- Shabaab. Labadan qof ayaa caawa lagu soo bandhigay saldhiga Xamarweyne ee magaalada Muqdisho , halkaas oo sidoo kale – goobjoog ay ka ahaayeen saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Labada ruux ayaa laga...
Madaxwaynaha Puntland oo magacaabay la- taliyaha Shidaalka & gaaska
Garowe ( Raxanreeb ) Xeer Madaxweyne Lr. 85 ee 17-ka December 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo. Wuxuu xeeriyey: DHAMMAAD XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.