Day: January 14, 2023

Home » Archives for January 14, 2023
DABAGAL : khasaaraha ka dhashay  qaraxyo ka dhacay Buulaburde & Jalalaqsi.
Post

DABAGAL : khasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay Buulaburde & Jalalaqsi.

Buulaburde ( Raxanreeb ) Wararka naga soo garaya gobolka Hiiran ayaa sheegaya in hal qof uu ku geeriyooday 4 kalane wey ku dhawacmeen kadib labo qarax oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Goobjooga  ku sugan Jalalaqsi ayaa sheegay in qaraxa hore uu ka dhacay barkoontorool oo ku taal afaafka hore ee buundada Jalalaqsi,...

Post

DENI oo magacaabay Guddiga diyaarinta wada- xaajoodka Arrimaha Federaalka dalka.

Garoowe ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalaynta Dalka.Markuu arkay: Go’aankii...

Post

Sarkaal dagaal adag la – galay Al- Shabaab oo Muqdisho lagu dilay

Muqdisho (Raxanreeb ) Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxa magaalada Muqdisho koox hubaysan ay ku toogteen sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka kaas oo dhawaab ka yimid Hiiraan. Sarkaalkan ayaa lagu magaacabi jiray Maxamed Muumin Cilmi (Saney) waxaana lagu xusuusta dagaal adag oo bilooyin socday oo gobolka Hiiraan uu kula  galay kooxda Al-...

Post

Xukuumadda Soomaliya ‘’ In ka badan 250  Akoon ayaa xirnay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Shirjaraa’id ee maanta oo sabti ah magaalada Muqdisho uu ku qabtay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayuu ka  kaga hadlay howlgalada Dowladda ee ka socda  gobolada dalka. Wasiir kux xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Al- Cadala ayaa maanta warfidiyeenka u sheegay in ay xiray  250- Akoon iyo 70-Numbar oo Alshabaab lacagaha loogu dirijiray. Waxa uu...

Post

Madaxwaynaha Galmudug iyo sida uu uga hadlay la wareegida Ceelhuur.

dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dowladda Galmudug waxay bogaadineysaa howlgalka ciidamada qalabka sida, Daraawiishta Galmudug iyo ciidanka kacdoonka dib u xoreynta ay ku xoreeyeen deegaanka Ceelhuur. howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah Maanta u fuliyeen ciidanka qalabka sida, Daraawishta Galmudug iyo ciidamada Kacdoonka shacabka oo iskaashanaya ayaa si buuxda gacanta ugu dhigay deeganka Ceelhuur ee Gobolka...