Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxweynaha JFS ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay halkaas oo lagu wado inuu ka furmo shirka dib u heshiisiinta Koofur galbeed. Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koofurgalbeed Mudane Cabdicasiis Maxamad Laftagareen iyo masuuliyiin katirsan maamulkaasi. Magaalada Baydhabo ee...
Month: January 2023
Blasts target troops in central Somalia
One person was killed and at least six others injured in a suicide car bombing at a checkpoint manned by Somali government troops in the central region of Hiran on Saturday, witnesses said, part of a twin suicide car attack. The al Shabaab militant group claimed responsibility for the attacks, which went off almost simultaneously...
Stakeholders fault FG’s stance on food security
The Integrated Food Security Phase Classification (IPC) figures released late last year revealed that Somalia remains on the brink of famine, as 5.6 million people are in crisis or worse level of food insecurity. The report projected that the figure is expected to rise to 6.4 million by March and 8.3 million by June, emphasising that...
Boost for Kenyan traders as miraa exports to Somalia more than double
Somalia has allowed Kenya to more than double the volumes of miraa exported to this lucrative market, expanding opportunities for local farmers who are eying good returns from the Horn of Africa nation. The exports, which have now increased to 50 tonnes daily, had been capped at a maximum of 19 tonnes a day by...
Maxaa keenay in maanta uu qabsoomi waayo shirka Baydhabo?
Baydhabo (Raxanreeb ) Guddiga Farsamada ee shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa sheegay inuu dib-u-dhac ku yimid shirka, oo maanta lagu waday in uu ka furmo Magaalada Baydhabo. Guddiga ayaa qoraal ku sheegay in shirka uu maanta u baaqday arrimo farsamo, balse uu Talaadada si rasmi ah uga furmi doono magaaladaasi. “Shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed oo...
Galcad oo gacanta Al- Shabaab ka baxday.
Galcad (Raxanreeb ) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah ula wareegay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Howlgal wadajir ah oo ay iska kaashadeen ciidanka Dowladda iyo kooxaha kacdoonka ayay suurtagal ka dhigtay in kooxda Al- Shabaab gacantooda ay ka baxdo degmada Galcad ee gobolka galgaduud. Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya...
Sarkaal ka tirsan Dowladda oo Bajaajle ku toogtay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Wiil Mooto- Bajaajla ah ayaa maanta oo Isniin ah lagu toogtay magaalada Muqdisho , gaar ahaan isgoyska Bakaaraha. Sida ay sheegeen dad xog- oglaa ah Sarkaal militari oo ka tirsan Dowladda ayaa xabad ku dhuftay wiilka bajaajlaha . Gaariga oo sarkaalkan saarnaa ayaa la sheegay inuu doonayay inu furto wadada oo xilligaas...
BAYDHABO : Shirka dib u heshiisiinta KGS oo ka furmaya & Madaxwayne Xasan oo ka qayb galaya.
Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada – Baydhabo ee gobolka Baay , ka furmaya shirka dib u heshiisiinta koonfur Galbeed , kaas oo ay isku arki doonaan masuuliyiinta maamulka hadda jira iyo xubnaha mucaaradka. Waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ku sugan wafdi ka socda Dowladda Federaalka sida la sheegayna horudhac ah...
Hoobiyaal lagu garaacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Raxanreeb (Maxaas ) Wararka RBC uu ka helayo degaano ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen weerar madaafiic ah oo khasaare gaystay. Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay beegsadeen goobo ay kaga sugayeen degmada Maxaas ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxaha Kacdoonka. Ciidanka Itoobiya ee ku sugan...
Duqeymo ka dhacay Degmada Galcad & faahfaahinta khasaaraha.
Raxanreeb ( Dhuusmareeb ) Wararka aan ka heleyno degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in duqeymo xooggan ay ka dhaceen deegaanno hoostaga degmada Calad. Diyaarado dagaal ayaa la sheegay in duqeymo xooggan la beegsanayaan saldhigyo ay Alshabaab ku leeyihiin deegaannada kala ah Ceel Xasan Cali iyo tuulo u dhaw Bud bud. Xiriiro...