Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo heshiiska aasaasidda Ciidamada Bariga Afrika. Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin ka siiyey xaaladihii ugu danbeeyey ee amni iyo howlgallada...
Month: January 2023
Maxkamad ku taalla Kenya oo diblomaasi ku heshay dambi dil ah
Maxkamad ku taalla dalka Kenya, ayaa Arbacadii ku xukuntay diblumaasi u dhashay dalka Venezuela, dilka safiirkii ku-simaha ahaa ee dalkan dhaca Koonfurta qaaradda America 10 sano ka hor, taasoo looggu geystay gurigeeda rasmiga ah ee magaalada Nairobi.
Soomaaliya iyo Qatar oo kawada hadlay iskaashiga shaqada iyo shaqaalaha
Wasiirka Wasarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige oo booqasho ku jooga Caasimadda dalka Qatar ee Doha ayaa halkaasi kulan kula qaatey Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari oo Xafiiskiisa ku qaabilay.
Dowladda Soomaaliya oo si toos ah, maamulka hawada ula soo wareegtay
Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa 30 sano kadib xalay si rasmi ah ula soo wareegtay amniga hawada Soomaaliya, ayada oo heshay aqoonsi caalami ah oo aad u sarreeya tan iyo burburkii dalka.
Taliye Xijaar oo shaqada laga cayriyay waa kuma Taliyaha cusub ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Taliyahan ayaa bedeli doono Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo xilkan hayay 6-dii sanno ee la soo dhaafay. Taliyaha cusub ayaa horay u ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Xukuumadda Soomaaliya. Shirkii Khamiislaha oo ay Maanta yeesheen Golaha...
Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho maxaa ka socda ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Dad deegaanka Ceelasha biyaha ku sugan ayaa RBC u sheegay in halkaas lagu arkayo askar badan oo Dowladda Federaalka oo aan hore loo arki jiran. Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib markii la sheegay in halkaas ay soo gaareen xubno hor leh oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Madaxwayne Xasan ‘ Shiico ayaa dalka ka saarnay “
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka ay ka saareen Hay’ ado ajaaniib ah oo ka qayb qaadanayay shiiceynta dadka Soomaaliyeed. Madaxwaynaha oo sii hadlayay ayaa sheegay in sidoo kale albaabada ay u laabeen safaarada Iiran ay ku lahayd Soomaaliya ka dib markii ay ka war helaan in ay...
Horjooge Al- Shabaab oo lagu dilay Ceeldheer , Galgaduud
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al- Shabaab ay ku dileen deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Waxa ay Dowladu ay ku warantay in dilk sarkaalkan uu ka dhacay deegaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer ee gobolka galgaduud. Sarkaal lagu dilay Degmada Ceelbuur...
Mareynka oo duqeyn ka fuliyay Gobolka Bari ee Puntland
Boosaaso (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas diyaaradaha Mareykanka dueymo ay ka fuliyeen. Waxaa lagu soo waramayaa in diyaaradaha duuliyaha lahayn ay beegsadeen saldhigyada kooxda Daacish ee buuraha galgala. Wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in weerarkan oo ahaa kuwo is daba...
Taliska xoogga dalka oo war kasoo saaray arrin laga faafiyay ciidankii ka yimid Eritrea
aliska ciidanka xoogga dalka Soomalaiyeed ayaa war ka soo saaray hadalheyn ka dhalatay rasaas xoog leh oo saacadihii lasoo dhaafay laga maqlay xerada ciidamada xoogga ee Jeneraal Goordan ee Muqdisho.

