Month: February 2023

Post

Taliyihii  ilaalada Garoonka Diyaaradaha Doolow oo isku dagaal lagu dilay.

Doolow (Raxanreeb ) Iska hor imaad gaystay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta oo  isniin ah ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo. Dagaalkan oo muddo saacado ah ka socday gudaha degmada Doolow ayaa dhaxmaray ciidamo ka wada- tirsan Gargor kuwaas oo isku khilaafay askari la sheegay inuu dilay wiil Bajaajla ahaa. Waxaa ku geeriyooday dagaalkan...

Post

Dagaalka Laascanood : Somaliland & Puntland oo isku jawaabay

Hargaysa (Raxanreeb ) War ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in ay u taagan yihiin in si nabad ah ay u wada noolaan dadka ku nool deegaanada jaarka la ah Somaliland. Sidoo kale warka ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in Puntland oo garabsanaysa dadka kacdoonka weeraro ay ka fulinayaan deegaano ka mid...

Post

Dilal ka dhacaya Muqdisho & Dowladda oo dusha ka daawanaysa

Muqdisho (Raxanreeb )  hubaysan ayaa xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ka gaystay dilal iyo dhaawacyo sida ay sheegayaan  goobjoogayaasha. Dadka la beegsadsaday ayaa lagu soo waramayaa in ay ahaayeen dad  ka ganacsanayay waxyaabaha maanka dooriya. Weerarkan waxaa uu ka dhacay xaafada Isgoyska Fagax ee Magaalada Muqdisho halkaas oo lagu dilay laba qof halka laba...

Post

Xildhibaano mooshiin ka keenay xarigga sharci-darrada ee Abdalla Muumin

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabaka Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalbaday in si shariga baalmarsan uu ku xiran yahay xoghayaha SJS Cabdalle Ahmed Muumin. Mooshin ku saabsan kiiskan ayaa maanta oo Isniin ah waxaa Golaha Shacabka waxa horgeeyay xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka – kuwaas oo dalbaday in kiiskan  laga keeno cadayno sax...

Post

Guddoomiayaha Maxkamadda Sare Shuute oo ku go’doonsan Doolow Gedo

Raxanreeb  (Doolow Iska hor imaad gaystay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta oo  isniin ah ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo. Dagaalkan oo muddo saacado ah ka socday gudaha degmada Doolow ayaa dhaxmaray ciidamo ka wada- tirsan Gargor kuwaas oo isku khilaafay askari la sheegay inuu dilay wiil Bajaajla ahaa. Waxaa ku geeriyooday dagaalkan maanta...

Post

Shabaab & Dowladda oo isku garbinaya magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka jirta xaalad adag oo xaga amniga ah ka dib markii dhawaan Al- Shabaab ay sheegeen in ay ka fulin doonaan howlgal ka dhank ah kooxaha Cayaal- weerarada iyo kuw ka ganacsada maan- dooriyaha. Warka kooxda Al- Shabaab ka dib waxaa magaalada Muqdisho dilal ka gaystay kooxda kuwaas oo...

Mogadishu police chief attacks SJS Secretary General Abdalle Ahmed Mumin while in prison
Post

Mogadishu police chief attacks SJS Secretary General Abdalle Ahmed Mumin while in prison

Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA) and Somali Mechanism of  Safety Journalists (SMSJ) are concerned by reports of police, aiming to take SJS Secretary General Abdalle Ahmed Mumin out of the prison,  stormed the Mogadishu central prison on Saturday evening and call for Somalia government to launch fair investigation into the incident and ensure Abdalle’s safety, while we demand his unconditional release.