Laascanood ( Raxanreeb ) Magaalada oo aan ka jirin xasilooni isla markaana ay fashilmeen wada- hadalo xabad joojin ah ayaa markale waxaa magaalada laga maqlayaa daryanka hubka culus. Ciidanka dadka deegaanka iyo kuwa Somaliland ayaa maanta markale food is- daray waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamay. Dad...
Month: February 2023
Dhaawacyo “halis ah” oo laga keenay Laascanood oo lagu daweeynayo Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb ) Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee Sodma ayaa markii sadaxaad galabtay waxa ay magaalada muqdisho keentay 20 qof oo kamid ah dadkii dhawacyada ka soo gareen dagaalada culus ee ka socda Magaalada Lascanood ee xarunta gobolka Sool ee u dhaxeeya dadka degaanka iyo ciidamada Soomaaliland. Dhawacyadaan oo ay ku jiraan dad...
Dowladda Federaalka ” 1 Milyan oo doolar ayaa ugu yaboohnay Turky-ga “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya ayaa walaalaha Turky-ga ugu yaboohday lacag loogu tala- galay garab istaaga dadka waxyeeladu ay ka soo gaartay dhulgariirkii ka dhacay dhawaan dalkaas. Xukuumadda oo olole gurmad ka daahfurtay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in la joogo markii maanta oo kale la caawin lahaa shacabka Turky- ga oo Soomaaliya...
Lafta- gareen oo marti- galinayo shir la ogayn inuu imaan doono Saciid Deni
Baydhabo ( Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa lagu wadaa inuu ka qabsoomo shir ay isugu imaan doonaan madaxda maamul goboleedyada dalka. Bisha soo socda ee March ayaa qorshuhu yahay in shirka uu ka dhaco magaalada Baydhabo kaas oo ay ka qayb gali doonaan maamul goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ah Soomaaliya. Shirkan waxaa...
Soomaali lagu waayay dhulgariirkii Turkey oo meydkoodii la helay
Ankara ( Raxanreeb ) Maydad hor leh oo dad Soomaaliyeed ah ayaa laga helay dhismayaasha hoostooda ee burburkii ka dhashay dhulgariirkii dhawaan ku dhuftay magaalooyin ka mid ah dalka Turky- ga. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Turkiga ayaa xaqiijiyay in ay geeriyoodeen labo Marxuum oo ka la ah Liiban osman Dirie iyo Abdulkadir ali...
Nabadoon lagu “dilay” Beledwayne & Jahwareer ka taagan magaalada.
Beledwayne ( Raxanreeb ) Wararka caawa Raxanreeb uu ka helayo magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in halkaas koox hubaysan ay ku dileen mid ka mid ah nabadoonada magaalada. Kooxahan ayaa Bartamaha xaafada Nurxawaad ee Beledwayne ku dilay Nabadoon C/Dullaahi Hassan Cawaale toora toor oo laga yaqaano magaalada. Dadweyne goobta ka dhawaa ayaa isku dayay in aysan...
Dowladda Itoobiya oo ku eedeeysay jJabhadda Oromada dilka 50 qof oo rayid ah
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu dilay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya bishan weerar ay qaadeen jabhad la mamnuucay, sida uu Arbacadii sheegay guddiga xuquuqul insaanka ee dowladdu magacawday.
Sarkaal katirsan ciidamada Mareykanka oo sheegay buufinta lasoo riday Shiinaha inay basaas u ahayd
Saraakiisha Mareykanka ayaa rumeysan in buufin Shiinees ah oo la soo riday ka dib markii uu ka soo gudbay qaaradda Mareykanka uu markii hore lahaa dariiq uu kula wareegi lahaa Guam iyo Hawaii, laakiin ay dabeylo ka qaadeen, sida uu yiri sarkaal sare Mareykan ah oo diiday in magaciisa la shaaciyo Arbacadii.
Caga badan kuma taagna Laascanood !
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood markasta waxa laga filan karaa in ay ka dhacaan duqeymo iyo dagaal sabab la xiriirta in wali wax xal ah laga gaarin xiisada laga walaacsan yahay eek a jirta magaalada. Ku dhawad 10 maalin oo dagaal uu ka socdo keliya waa in dhinacyada loogu baaqay in ay joojiyaan dagaalka ay...
Duqeyn & dagaal is bar bar socday oo ka dhacay Mudug ka dib waa sidee xaaladda ?
Wisil (Raxanreeb ) Saraakiisha amniga maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Qaycad ee koonfurta mudug lagu dilay tiro badan oo kooxda Al- Shabaab ah. Waxa ay ku warameen sarakiishan inay dileen illaa 55 xubnood oo ka tirsan maleeshiyada kooxda Al-Shabaab, kadib dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Qaycad ee gobolka Mudug. Cabdi...



