Month: February 2023

Post

XAL LA’AAN : Maalintii 5aad oo dagaal uu ka socdo Laacanood

Laascanood ( Raxanreeb ) Dagaalka ka socda magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxa uu galay maalintii shanaad halkaas oo laga maqlayo rasaas xoogan. Dagaalkan ayaa ka danbeeyay markii kooxaha Kacdoonka weerar ay ku qadeen saldhig ciidanka Somaliland ay ku leeyihiin duleedka magaalada Laascanood. Dagaalka saaka ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday iilaa saddex ruux...

Weriye dhaliili jiray Dowladdii Farmaajo oo laga dhigay Hanti-dhawrka Qaranka
Post

Weriye dhaliili jiray Dowladdii Farmaajo oo laga dhigay Hanti-dhawrka Qaranka

Muqdisho (Raxanreeb )  kulan  magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayay ku meel mariyeen Hanti- dhawrka Qaranka Soomaaliya Golaha ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Abuukaate Axmed Ciise Guutaale inuu noqdo Hanti-Dhawrka Guud ee Qaranka, Wasaaradda Maaliyadda ayaana golaha u soo jeedisay. Mudane Abuukaate Axmed Ciise ayaa ah aqoonyahan xilal...

Dagaalka ka socda Laascaanood oo maalintii  ‘’afaraad galay’’
Post

Dagaalka ka socda Laascaanood oo maalintii  ‘’afaraad galay’’

Laascanood (Raxanreeb ) Maalintii afaraad oo xiriir ah waxa magaalada Laascanood ee gobolka Sool ka dhacaya dagaal   barbar socda – hoobiyaal ,kuwaas oo gaysanaya khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dadka magaalada Laasacanood ee gobolka Sool ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay markale ay ku waabariisteen  dhawaqa rasaasta iyo hoobiyaasha ku dhacaya meelo badan oo magaalada...

Soomaali ku geeriyootay dhul-gariirkii ku dhuftay Turk-yga.
Post

Soomaali ku geeriyootay dhul-gariirkii ku dhuftay Turk-yga.

Istanbul (Raxanreeb ) Dhulgariirkii ku dhuftay magaalooyin ka mid ah dalka Turky-ga waxaa ka mid ah dadka waxyeeladu ay ka soo gaartay dad Soomaaliyeed oo ku noolaa magaalooyinka ay masiibadu ka dhacday. Inta badan waxaa la soo warinayaa in ay u badan yihiin arday halkaas wax ka baranaysay dadka Soomaalida ee ku geeriyooday dhulgariirka ka...