Month: February 2023

Garaad Jaamac ‘’Dagaalka uusan istaagi mayo  illaa Somaliland ka baxdo SSC’’
Post

Garaad Jaamac ‘’Dagaalka uusan istaagi mayo  illaa Somaliland ka baxdo SSC’’

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood waxaa wali ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee diidan maamulka Muuse Biixi Cabdi. Odayaasha deegaanka ayaa magaalada Laascanood qayb ka mid ah ku yeelanaya shirarka ay uga hadlayaan xaalada kacsan ee xalka loo helin ee ka jira gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn. Garaad Jaamac...

Post

Mareykanka oo Soomaaliya u tababaray ciidamo hor leh

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre oo maanta gaaray Saldhigga Ballidoogle ayaa u soo xiray tababar ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee xoogga dalka. Ciidamadan oo qaatay tababar sare oo ku aaddan difaaca dalka iyo ciribtirka Khawaariijta, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu ku boggaadiyay dadaalka ay muujiyeen mudadii ay ku jireen tababarka....

Post

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dagaal ka dhacay Garoowe

Garoowe (Raxanreeb ) Iska hor imaadyo ayaa lagu soo waramayaa in  maanta ay ka dhaceen magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland . Goobaha iska hor imaadyada ay ka dhaceen ayaa lagu soo waramayaa in ay tahay goobaha loo qorsheyay in ay ka dhacdo isdiiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah ee Puntland. Israsaaseynta ayaa u dhaxeysa...

Post

Biden “Laba sanno ka hor waxaa nidaamkeena dimoqraadiga soo wajahay halis‘’

Washington (Raxanreeb ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay khudbaddiisii sannadlaha aheyd kula hadlay shacabka Mareykanka, waxaana uu ka horjeediyay labada aqal oo si wadaji ah u fadhiyay xarunta Koongareeska. Madaxweynaha Mareykanka ayaa mar oo ka hadlayay amniga waxa uu ku soo hadalqaaday dil ay Ciidanka Booliska nin dhallinyaro ahaa ugu gaysteen Gobolka Tennessee ee...

Post

Maalintii Seddaxaad oo dagaal uu ka socdo Laascanood

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in , markale halkaas uu dagaal uu ka dhacay isla markaana uu ku sii fidiyo deegaano hor leh oo hoostaga magaaladaas. Dagaalkan ayaa daba socda dagaal xiriira ah oo maalmahanba ka jiray magaalada Laascanood ee gobolka Sool , halkaas oo dad badan ay ku dhinteen...