Baydhabo ( Raxanreeb ) Musharaxiinta mucaaradka Konfurgalbed ayaa maanta oo Sabti ah soo bandhigay Jadwalka doorashada Konfurgalbeed . Arintan ayaa imaanaysa , iyadoo khilaaf uu ka taagan yahay doorashada maamulkaas isla markaana ay socdaan dadaalo dhexdhexaadin ah. Warqad ay soo saareen xubnaha mucaaradka iyo madasha Badbaada Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay in doorashada Madaxwaynaha Koonfur...
Month: February 2023
Hirshabeelle oo sheegtay howlgalka wojigiisa labaad inuu ka billaabanayo galbeedka Wabiga Shabeelle
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khayre oo faah-faahin ka bixiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Gobollada Shabeelaha Dhexe & Hiiraan ee Dowlad-Goboleedkaas ayaa sheegay in ciidamu ay u tallaabi doonnaan deegaannada dhaca Galbeedka Wabiga Shabeelle.
Dowladda Mareykanka oo dedaal xooggan ku bixineysa xal u helista shaqo la’aanta
Warbixinno cusub oo laga soo saaray heerka shaqo la’aanta Mareykanka ayaa lagu muujiyay in Dowladdu ay qaaday tallaabooyinka ay u aragtay in lagu dhimi karo caqabaddaas xooggeysatay 25 sano kaddib.
Kenya oo ku dhawaaqday in ay dib ufureyso xadka Mandheere ee Soomaaliya.
Mandheera ( Raxanreeb ) Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay Soomaaliya la wadaagto, taasoo qayb ka ah dadaallada lagu hagaajinayo ammaanka xudduudka iyo la dagaallanka badeecooyinka Kontorobaanka ah. Kenya ayaa sheegtay in qorshaha dib loogu furayo xudduudka Mandheera ay la wadaagto Soomaaliya uu heer gabo-gabo ah marayo, kadib wadatashi...
XOG :Villa Soomaaliya oo laga diiday qorshe miiska u saarnaa
Baydhabo ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in tan & xalay halkaas ay ka socdeen kulamo loo kala kicin. Kulamadan ayaa inta badan u dhaxeeyay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnah mucaaradka ah kuwaas oo doonaya in meesha uu ka baxo Laftagareeen. Warar ayaa...
Nuxurka wada- hadalka Guddoomiyaasha Barlamaanada Soomaaliya & Turkiga .
Baydhabo(Raxanreeb)Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga, Mudane Mustafa Şentop. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhigiisa dalka Turkiga kala hadlay xiriirka saaxibtinimo ee Ka dhaxeeya labada baarlamaan, sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in la wada xoojiyo xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya...
Warka ATMIS ay ka soo saartay dil ay u gaysteen wiil dhallinyara ahaa malagu qanci karaa ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Howlgalka ATMIS oo war kasoo saaray dil shaly ka dhacay magaalada muqdisho kaas oo ay geysteen ciidamo a tirsan ATMIS. ATMIS ayaa sheegtay in baaritaan dheeraad ah ay ku samayn doonto dilka askarteeda ay u gaysteen wiilka dhalinyarada ee ku sugnaa Isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho. Dilka wiilka dhallinyarada ahaa waxaa ka dhashay...
Shirar looga hadlayo wajiga 2aad shirka dib u heshiisiinta oo Baydhabo ka socda.
Baydhabo( Raxabreeb) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed. Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxay ku dhiira geliyeen dadaalka loogu mira-dhalinaayo guul ka gaarista Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed, iyagoo...
“MD Xasan ha cadeeyo mowqifkiisa Laascanood ” – Madax hore-
Muqdisho ( Raxanreeb ) ku dhawaad 30 Siyaasi oo isugu jira Ra’iisul wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, ayaa baaq ka soo saaray maanta xaalada gobolada Sool, Sanaag & Cayn. Siyaasiintan ayaa ugu baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka in uu cadeeyo mawqifkiisa xaaladda gobalada SSC, iyagoo ka digey adeegsiga awooda ciidan...
Amniga caasimadda oo loo taag la’ yahay & howlgalo socda…
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah – kooxaha dhac ka gaysta ka sameeyay xaafadaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Tiro dhawr ah ayay ciidanka ay ku soo qabreen howlgalkooda sida ay sheegeen saraakiisha maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Taliska Booliska degmada Hodan ayaa sheegay maanta oo...



