Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in shirii dalalka safka hore ee ka dhacay Soomaaliya uu muujinayo sida Soomaaliya diyaar ay ugu tahay in ay ka soo kabsato dhibaatooyin badan oo Soomaaliya. War ka soo baxay safaaradda Mareynka ee Soomaaliya ayaa taageero loogu muujiyay shirkii ay Magaalada Muqdisho ugu soo dhamaaday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo...
Month: February 2023
Xuska aas aaska ciidanka Somaliland oo laga diiday Sool , Sanaag & Cayn
Hargaysa (Raxanreeb ) Somaliland oo dagaal uu kaga furan- yahay gobolada Sool sanaag iyo cayn ayaa maanta oo ku beegsan aas aaska xuska ciidankeeda hakisay oo kama jiraan deeganadeed xuska maalintan oo sanadka kasta 02-02- la qaban jiray. Somaliland ayaa ciidamo fara badan u diray deeganada sanadkan uu culayska kaga furan yahay ee Sool sanaag...
Maxkamadda Qalabka sida oo toogasho ku fulisay afar nin oo dil ku xukunaa
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa saakay la qisaasay Afar qof oo horay u dilay Saaxiibbadood Ay Shaqa wadaaga Ay ahaan jireen, Dhalinyaradaan ayay maxkamad horay ugu xukuntay dil toogasho ah. Toogashada Raggan oo ka dhacday fagaaraha iskoolo Buluusiyo oo ku yaalla degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho. 1- Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsanaa. 2-...
DF oo si adag u cambaareysay qaraxii lagu dilay 101 qof ee Pakistan
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii dhimashada badnaa ee 30-kii bishii Janaayo ka dhacay Masjid ku yaalla magaalada Peshawar ee dalka Pakistan.
“Dowladihii aan la tartami laheyn in ay maanta gurmad inoo noqdaa waa nasiib darro ” AAW.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Sanadkii 2005, Nairobi oo xilligaa fadhi u ahayd Baarlamaankii KMG ahaa ee Dawladda Federaalka, ayey Xildhibaannadii kuraasta isla dhaceen kadib markii ay isku khilaafeen in Soomaaliya la geeyo ciidan ka socda dalalka safka hore, waxaa xilligaa si gaar ah loo diiddaanaa Itoobiya. 17 sano ka dib dawladihii safka hore ayaa maanta...
Ciidamada Dolwadda Federaalka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Beer Xaano
Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda oo garab ka helay kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawisley iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
15-Qodob oo ka soo baxay Shirkii madaxda safka hore ee ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho(Raxanreeb)Magaalada Muqisho waxaa ku soo dhamaaday goor dhaw shirka madaxda dalalkooda ciidanka ay ka joogaan kuwaas oo maanta soo gaaray caasimadda. Shirkan inta uu socday ayaa madaxda wadamada safka hore waxay isku raaceen 15 – qodob : 01. In la tixgeliyo madaxbannaanida dhuleed, siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya. 02. Waxaa lagu amaanay Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed...
RASMI : Shirka madaxda safka hore oo ka furmay Muqdisho & Qodobada looga hadlay
Muqdisho ( Raxanreeb ) Shirka afar geesoodka ee Madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmay Muqdisho. Shirkan aan caadiga aheyn ee uu martigeliyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Jabuuti, Kenya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray ammaanka Gobolka, dagaalka kooxda...
“Iska hor imaad ” khasaare gaystay oo ka dhacay duleedka Beledwayne
Beledwayne ( Raxanreeb ) Dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa ka socda deegaanka Beer-xaanno oo dhaca Koonfurta Beledweyne. Dagaalka ayaa billoowday kaddib markii ciidanka dowladda weerar ay ku qaadeen goob kooxda Al- Shabaab isku aruursanayeen taasi oo keentay in uu dagaalka qarxo. Saraakiisha ciidanka ayaa warbaahinta u xaqiijyay in...
Sawirro: madaxweynaha Jabuuti oo kasoo degay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta soo gaaray caasimadda Muqdisho, ayada oo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde.



