Day: March 4, 2023

Post

 Xamse  Cabdi Barre ‘’ Lama aqbalayo dilalka ka dhacaya Muqdisho ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin falalka amni darro ee ka jira magaalada Muqdisho. Hadalkan waxaa sheegay  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo intaas warkiisa ku daray in  xukuumaddu ay qaadi doonto – talaabo kasta oo laga hortagayo dilalka ka dhaca caasimadda. Saraakiisha Dowladda ayuu faray in ay...

Post

KISMAAYO : Sarkaal Al- Shabaab oo lagu dilay howlgal

Kismaayo (Raxanreeb ) Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa sheegay in hoggaamiye ka tirsan kooxda Al- Shabaab ay ku dileen howlgal gaar ah . Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab Carab dheeg Axmed ayaa sheegay in 13 ka mid ah Al-shabaab la diley. Ciidanka DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidanka...

Post

Ciidamo hor leh oo – gaaray Laascanood & sida wax  uga socdaan

Laascanood (Raxanreeb ) Maamulka magaalada Laascanood ee – gobolka Sool ayaa ku eedeeyay ciidanka Somaliland inay qafaasheen dad aan qeyb ka aheyn dagaalka socda. Duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa shaaciyay in Somaliland xasuuq ay ka wado Laascaanood, isagoo cod dheer ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka iney garab istaag u muujiyaan dadka...

Post

Todobaadkii 2aad oo si sharci-darra ah u xiran yahay Abdalle Muumin

Muqdisho (Raxanreeb ) Xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa todobaadkii labaad waxa uu si sharci darra ah ugu xiran yahay magaalada Muqdisho. Dowladda Soomaaliya wali  wax faahfaahin ah aysan ka bixin xariga sharci darrada ah ee Xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin. Xarigga Cabdalla Muumin oo ah mid siyaasadeedaysan ayaa  ujeedkiisu  yahay in lagu aamusiyo warbaahinta...

Post

Golaha shacabka & dood ku saabsan sharciyo muhiim ah

Muqdsho (Raxanreeb ) Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ayaa  Maanta oo sabti ah waxa ay kulan ku yeelanayaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa Maalihii la soo dhaafay ansixiyay hindise sharciyeedyo dhowr ah oo kasoo gudbay Golaha Shacabka Mudanayaasha Barlamaanka ayaa lagu wargaliyay in maanta uu jiro fadhiga Golaha shacabka , isla markaana xildhibaanada ka...