Waaxda dab damiska dalka Giriiga ayaa sheegtay in ugu yaraan sagaal iyo labaatan qof ay ku dhinteen in ka badan siddeetan iyo shan kalena ay ku dhaawacmeen ka dib marki ay laba tareen isku dheceen habeennimadii arbacada.
Month: March 2023
Faysal Cali Waraabe oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda Laascaanood
Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax-banaanida ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay kaga hadlay arrinta Laascaanood.
Golaha shacabka oo sharci muhiim ah meelmariyay
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa meelmariyay sharciga hindise sharciyeedka ‘Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga. Sharcigaan waxaa u codeeyey 145 Xildhibaan, halka laba Xildhibaan ay ka aamustay, wax diidayna ma jirin. Sidoo kale ajendaha maanta ee Goolaha waxaa ku jirta qeybinta warbixinta akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka la dagaalanka argagixisada. Xildhibaanada Golaha shacabka...
Bola Tinubu oo ku guuleystay doorashadii madaxweynaha Nigeria
Musharaxa xisbiga talada haya ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa loo doortay madaxweynaha dalka ugu dadka badan Afrika saacadihii hore maatan oo Arbac ah kadib doorasho Sabtidii iyo Axaddii dhacday oo ay la loollameen xisbiyada mucaaradka ah.
Shabaab oo cayaal-weero ku laayay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa magaalada Muqdisho ka fuliyay dilal dhawr ah oo ay la beegsadeen sida la sheegay kooxo cayaal- weerara ah oo dhibaato ku hayay shacabka Muqdisho. Degmooyin dhawr ah oo magaalada Muqdisho ayaa kooxda Al- Shabaab waxa ay ku dileen dad lagu qiyaasay ku dhawaad 10 qof oo inta badan...
Somali Media fraternity slam misleading statement from the office of Somalia’s Attorney General
MOGADISHU, Somalia 28 February, 2023 – Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA) and Somali Mechanism for Safety of Journalists (SMSJ) slam the incorrect statement issued by the office of the Attorney general today, Tuesday 28 Feburary, on the re-arrest of SJS Secretary General Abdalle Ahmed Mumin, which aims to mislead the case. After consultations with...
Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagaya isku soo dhawaynta Jubbaland & Gedo
Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ku wajahan halkaa soo uu kulamo kula qaadan doonto Hoggaamiyaha maamulkaas Axmed Madoobe. Qaban qaabada soo dhawaynata Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jirta magaalada Kisamaayo , waxaana waddooyinka magaaladaas ka dhigay ciidamo hor leh. Ujeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee...
Khilaaf – ka dhashay maamulka Bardaalle oo sababtay dhimashada 10 qof
Bardaale (Raxanreeb ) Degmada Bardaalle ee gobolka Baay waxa ka taagan khilaaf gacan ka hadal ah oo la xiriira awoodda maamulka ee degmadaas sida ay sheegeen – masuuliyiin halkaas ku sugan. Gacan ka hadalkan waxaa ku geeriyooday in ka badan 4 – qof halka tiro 10 kale ay ku dhawacmeen oo u badan dhinacyada isku...
Mareykanka oo raadsanaya Afhayeenka Al- Shabaab Cali Dheere
Nairobi (Raxanreeb ) Xukuumadda Washington ayaa sheegtay in abaal marin lacageed ay ku bixin doonto cidii keenta macluumaad ku saabsan Afhayeenka kooxda Al- Shabaab. Barnaamijka Abaal Marinta Cadaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaacisay in Cali Dheere uu ku lug lahaa qorsheynta weeraro argagixiso oo ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya. Cali Maxamud Raage oo...
Sarkaal kooxda Al- Shabaab oo lagu soo bandhigay Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in halkaas ciidanka Jubbaland ay ka sameeyeen howlgal la sheegay in ay ku soo qabteen sarkaal ka tirsan kooxda Al- Shabaab. Wararka ayaa sheegay in howlgalkan uu si gaar ah uga dhacay xaafada Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo , halkaas oo la...

