Month: May 2023

MUQDISHO : Nin gaarigiisa ku soo qariyey Meydka wiil yar oo gacanta lagu dhigay
Post

MUQDISHO : Nin gaarigiisa ku soo qariyey Meydka wiil yar oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka – booliska ayaa gacanta ku soo bandhigay eedaysane la sheegay in gaarigiisa laga dhax helay maydka wiil da’ahaan lagu qiyaasay lix sanno. Ciidanka booliiska gobolka Banaadir ayaa eedaysanahan  degmada Hodan gaar ahaan agagaarka isbitaalka Digfeer ka soo qabtay nin gaari ku watay meydka ilmaha yar. Saraakiisha ciidanka booliska ayaa lagu...

Jowhar oo looga hadlay dagaalka Al- Shabaab & wajiga howgalka labaad
Post

Jowhar oo looga hadlay dagaalka Al- Shabaab & wajiga howgalka labaad

Jowhar (Raxanreeb ) Deegaano ka  mid ah gobolka Hiiraan waxaa ka socda dhaq dhaqaaq la xiriira howlgalka wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Shir looga hadlayay arrintaas ayaa lagu qabtay magaalada   Beledwayne ee gobolka  Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  guddoomiyey...

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaya xalka dagaalka Suudaan
Post

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaya xalka dagaalka Suudaan

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale dhinacyada ku dagaalamaya Waddanka Suudaan ugu baaqay in ay wadahadlaan kana shaqeeyaan ilaalinta xasiloonida Dalkaas. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay codkeeda ku biirineyso in dhabbaha nabadda iyo wadahadalka xoogga la saaro si looga fogaado saameynta dagaalkaas...

Puntland ” Xasan Sheekh waa nin xanuunsan dawada waxa u sita gabadhiisa”
Post

Puntland ” Xasan Sheekh waa nin xanuunsan dawada waxa u sita gabadhiisa”

Garoowe (Raxanreeb) Maamul goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixisay markale hadal ka soo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud “Horta waan u cudurdaarayaa Madaxweynaha [Xasan Sh Maxamuud], waa nin waayeel ah sida la sheegayna wuu xanuunsanayaa waana sababta gabadhiisu ula socotana oo waxaa la sheegay inay daawadiisa sido ” sidaas waxaa sheegay wasiirka warfaafinta Puntland ...