Month: June 2023

Home » Archives for June 2023
SOOYAAL : Cali Jayte maku dhici doonaa dabinkii Generaal Xuud uu ku dhacay ?
Post

SOOYAAL : Cali Jayte maku dhici doonaa dabinkii Generaal Xuud uu ku dhacay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Taariiqda iyada ayaa is qorta dibna isku aqrisa, gobolka Hiiraan khilaafka ka jira waxaa  uu ahaa mid soo jiitamayay tan iyo unkashadii maamulka Hirshabeelle inkastoo ay jireen Murano kale oo ka sii horeeyay. Siyaasiin badan ayaa diiday habka awood qaybsiga maamulka Hirshabeelle ee la dhisay markii hoggaanka uu qabtay Cali Guudlaawe taas...

Saldhigyada ATMIS ay wareejisay  & waqtiga ay ka baxayaan dalka.
Post

Saldhigyada ATMIS ay wareejisay  & waqtiga ay ka baxayaan dalka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika In muddo ahba waxaa su’aalo la iska weydiinayay goorta ay ciidamada Soomaaliya awood u yeelan doonaan in ay mas’uuliyadda amniga kala wareegaan ciidamada ajaanibta. Hada waxaa bilowday in...

DENI oo wajahaya eedeymo hor leh & damac muddo kordhin
Post

DENI oo wajahaya eedeymo hor leh & damac muddo kordhin

Garoowe (Raxanreeb ) In mudda ahba deegaanada maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray khilaaf ka dhashay doorashada maamulkaas iyo in la furo Dastuurka taas oo keentay in rabashado ay ka dhacaan Puntland. Arimahan oo idil in ay ka dhacaan deegaanada maamulka Puntland ayaa lagu eedeynayaa  in Madaxwaynaha hadda talada haya  uu doonayo in markale uu...

Hubaal la’aan ka taagan  Laascaanood & ciidamo  lagu daad -gureeyay
Post

Hubaal la’aan ka taagan  Laascaanood & ciidamo  lagu daad -gureeyay

Laascanood (Raxanreeb) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka jira maanta dhaq dhaaq ciidan oo u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn. Sida wararka aan helayno ay sheegayaan waxaa  halkaas ka jira cabsi xoogaan oo ka duwan  tii hore marka loo eego ciidamo fara badan oo halkaas lagu...

MUQDISHO : Ciidan wada- tirsan Dowladda oo isku laayay.
Post

MUQDISHO : Ciidan wada- tirsan Dowladda oo isku laayay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada  Dayniile ee magaalada Muqdisho , kaas oo dhimasho iyo dhaawac gaystay . Iska hor imaadkan ayaa la sheegay inuu ka dhacay xaafada Siisii ee degmada Dayniile halkaas oo saacado badan dadka ku noo marti u ahayeen  rasaasta la is waydaarsanayay....

Shabaab  oo bilaabay in dib ula wareegaan deeganadii  laga saaray
Post

Shabaab  oo bilaabay in dib ula wareegaan deeganadii  laga saaray

Jowhar (Raxanreeb ) Kooxda  Al – Shabaab ayaa  maanta oo Jimcaha  la wareegay Deegaanka Daaru-nicma ee hoostaga Degmada Ruunirgood Ee Gobalka Sh/dhaxe, waxaana la sheegayaa in halkaas uusan ka dhicin dagaal toos ah Ciidanka milateriga ee Dowladda  Soomaaliya iyo kuwa Macaawisleyda ayaa isaga baxay Magaalada, waxaana la sheegayaa inay hada gacanta ku hayaan kooxda Al-...

Cali Jayte  oo  yiri  Xasan Sheekh kuuma imaanayo la laabo casuumadaada –XOG
Post

Cali Jayte  oo  yiri  Xasan Sheekh kuuma imaanayo la laabo casuumadaada –XOG

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya  uu casuumaad uu u fiyay Guddoomiyihii xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan. Cali Jayte ayaa maalmo ka hor sheegay inuu yahay Madaxwaynaha maamulka la magaca baxay Hiiraan State  ka dib markii uu meel xun gaaray khilaafka madaxda maamulka Hirshabeelle. Warar ayaa sheegaya in ...