Muqdisho (Raxanreeb ) Taariiqda iyada ayaa is qorta dibna isku aqrisa, gobolka Hiiraan khilaafka ka jira waxaa uu ahaa mid soo jiitamayay tan iyo unkashadii maamulka Hirshabeelle inkastoo ay jireen Murano kale oo ka sii horeeyay. Siyaasiin badan ayaa diiday habka awood qaybsiga maamulka Hirshabeelle ee la dhisay markii hoggaanka uu qabtay Cali Guudlaawe taas...
Month: June 2023
Saldhigyada ATMIS ay wareejisay & waqtiga ay ka baxayaan dalka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika In muddo ahba waxaa su’aalo la iska weydiinayay goorta ay ciidamada Soomaaliya awood u yeelan doonaan in ay mas’uuliyadda amniga kala wareegaan ciidamada ajaanibta. Hada waxaa bilowday in...
DENI oo wajahaya eedeymo hor leh & damac muddo kordhin
Garoowe (Raxanreeb ) In mudda ahba deegaanada maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray khilaaf ka dhashay doorashada maamulkaas iyo in la furo Dastuurka taas oo keentay in rabashado ay ka dhacaan Puntland. Arimahan oo idil in ay ka dhacaan deegaanada maamulka Puntland ayaa lagu eedeynayaa in Madaxwaynaha hadda talada haya uu doonayo in markale uu...
Hubaal la’aan ka taagan Laascaanood & ciidamo lagu daad -gureeyay
Laascanood (Raxanreeb) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka jira maanta dhaq dhaaq ciidan oo u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn. Sida wararka aan helayno ay sheegayaan waxaa halkaas ka jira cabsi xoogaan oo ka duwan tii hore marka loo eego ciidamo fara badan oo halkaas lagu...
MUQDISHO : Ciidan wada- tirsan Dowladda oo isku laayay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho , kaas oo dhimasho iyo dhaawac gaystay . Iska hor imaadkan ayaa la sheegay inuu ka dhacay xaafada Siisii ee degmada Dayniile halkaas oo saacado badan dadka ku noo marti u ahayeen rasaasta la is waydaarsanayay....
Shabaab oo bilaabay in dib ula wareegaan deeganadii laga saaray
Jowhar (Raxanreeb ) Kooxda Al – Shabaab ayaa maanta oo Jimcaha la wareegay Deegaanka Daaru-nicma ee hoostaga Degmada Ruunirgood Ee Gobalka Sh/dhaxe, waxaana la sheegayaa in halkaas uusan ka dhicin dagaal toos ah Ciidanka milateriga ee Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Macaawisleyda ayaa isaga baxay Magaalada, waxaana la sheegayaa inay hada gacanta ku hayaan kooxda Al-...
Millateriga Soomaaliya oo Atms kala wareegay saldhigyo Ciidan
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay inay wareejiyeen maamulka iyo gacan ku haynta laba saldhigyo milatari oo kale, iyadoo ay sii socoto hawsha lagu dhimayo ciidamada ATMIS ee ka hawlgala Soomaaliya.
Cali Jayte oo yiri Xasan Sheekh kuuma imaanayo la laabo casuumadaada –XOG
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya uu casuumaad uu u fiyay Guddoomiyihii xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan. Cali Jayte ayaa maalmo ka hor sheegay inuu yahay Madaxwaynaha maamulka la magaca baxay Hiiraan State ka dib markii uu meel xun gaaray khilaafka madaxda maamulka Hirshabeelle. Warar ayaa sheegaya in ...
Xasan Sheekh: “Waxaan dadaal gelin doonaa kuwa na garab istaagay”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Tamiim Binu Xamad iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Maxay tahay sabsbta ATMIS loogu kordhiyay muddada
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay June 27, 2023-ka ayaa muddo lix bilood oo dheeraad ah u cusboonaysiiyey joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta Soomaaliya u jooga oo hadda qaatay magaca ATMIS.