Month: June 2023

U.S. strike kills three al-Shabab fighters in Somalia
Post

U.S. strike kills three al-Shabab fighters in Somalia

The United States conducted an airstrike on al-Shabab militants in Somalia, killing three al-Shabaab terrorists in the Lower Jubba region, the U.S. Africa Command said on Friday. The U.S. military forces on Thursday “conducted a collective self-defence strike” in support of the Somalia National Army forces in the Wayanta area, located approximately 60 km southwest...

Did Puntland Hold Legitimate Election?
Post

Did Puntland Hold Legitimate Election?

Garowe (Raxanreeb ) Puntland is in the northeastern part of Somalia. According to the BBC country profile, the population is 4.9 million, about 212,510 sq km. The region held a local election in which more than 300,000 people cast votes for their choice of party and representatives. In addition, most major cities in Puntland held...

WARCUSUB : Al- Shabaab oo weerar ka fulisay Mandheera KENYA
Post

WARCUSUB : Al- Shabaab oo weerar ka fulisay Mandheera KENYA

Raxanreeb (Mandheera ) Wararka aan ka helayno magaalada Madheera ee Waqooyi bari Kenya Ologna la  ah Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in halkaas  uu ka dhacay weerar khasaaro badan dhaliyay. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in weerarkan magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya ay fuliyeen kooxda Al- Shabaab . Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa...

 Habow Siyaasadeed  – Hassan Sheekh – Waa nin hal seegtay.
Post

 Habow Siyaasadeed  – Hassan Sheekh – Waa nin hal seegtay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xasan Sheekh Maxamuud oo talada dalka jooga sanad & bilooyin ayaa ku gudbi waayay dhawr jidgooyo siyaasadeed oo haddii uu ku guulaysan lahaa tusaale wanaagsan u noqon lahayd dowladiisa inta u dhiman. Madaxawayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilowgiiba la kowsaday caqabadaha beelaha ee tabashada ka qaba dowladiisa taas oo keentay in Hotelada...

Jabkii Ciidanka Uganda ka dib yaa haysta  Buulamaree Sh. Hoose ?
Post

Jabkii Ciidanka Uganda ka dib yaa haysta  Buulamaree Sh. Hoose ?

Buulamareer (Raxanreeb ) Laba – weerar oo is xig xiga ayaa ka dhacay todobaad gudahiisa degmada Buulamareer ee Shabeellaha hoose , halkaas oo ay  fariisimo ku leeyihiin ciidanka Uganda ee ATMIS. Weeraradan ayaa degmada Buulamareer ka dhacayay xili salad subax laga soo baxay , halkaas oo kooxda Al- Shabaab ay ka gaysteen  khasaare xooggan oo...

Faa’idada Soomaaliya ugu jirta ku biirista Dallada Bulshada Bariga Afrika
Post

Faa’idada Soomaaliya ugu jirta ku biirista Dallada Bulshada Bariga Afrika

Muqdisho (Raxanreeb) Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaantay aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika ee (EAC). War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 4-faaiido ay ka heleyso Soomaaliya in ay xubin ka ahaato Dalladda...