Month: August 2023

Xildhibaan ka tirsan  Jubbaland oo maalikii labaad ku xiran xabsiga Mandheera
Post

Xildhibaan ka tirsan  Jubbaland oo maalikii labaad ku xiran xabsiga Mandheera

Mandheera (Raxanreeb ) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa habeenkii labaad ku hoyday saldhiga degmada Mandheera, kadib markii Isniintii lagu xiray Koontaroolka Basaska. Xildhibaanka oo lagu magacaabo Yuusuf Maxamed Gurxan ayaa lagu soo warramayaa in habeenkii labaad uu ku xiran yahay saldhigga degmada Mandheera. Madaxa waaxda dambi baarista ee dalka Gitari Muchira ayaa...

XAQIIQ : MD Xasan Sheekh aadbuu u jecel yahay qofkii Amaana !!
Post

XAQIIQ : MD Xasan Sheekh aadbuu u jecel yahay qofkii Amaana !!

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  Warbaahinta gudaha waxa qabsaday xildhibaano aad u dhaliilsan hadal aqalka sare ka soo  yeeray Senator  Osmaan Dubbe kaas oo sheegay in xildhibaanada qaar Muqdisho u joogaan qaaci. Dubbe waxa  uu ku amaanay Madaxwayne Xasan Sheekh inuu tuute gashtay oo uu ku sugan yahay goobaha dagaal ee howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab...

Dilalka rayidka oo ka socda gobolka Amhaarada oo kordhay.
Post

Dilalka rayidka oo ka socda gobolka Amhaarada oo kordhay.

Adis Ababa (Raxanreeb ) Shaqaalaha caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 26 qof oo rayid ah ay ku dhinteen duqayn diyaaradaha aan duuliyaha wadin oo ka dhacday gobolka Amxaarada. Ciidamada federaalka dawladda Itoobiya iyo maleeshiyaadka gobolka ayaa isla safnaa colaaddii ka dhacday gobolka Tigray, hase yeeshee labadaasi dhinac ayaa dagaal uu ka...

Weriye  Bushaaro Baandey oo maanta la xukumay
Post

Weriye  Bushaaro Baandey oo maanta la xukumay

Hargaysa (Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex ee maamulka Somaliland ayaa saaka oo Talaado ah xukun 1 sano oo xabsi ah ku ridday saxafiyad Bushaaro Cali Maxamed (oo loo yaqaanno Bushaaro Baanday). Gabadhan wariyaha ayaa la xiray 15 May 2023, waxaana xariggeeda lagu eedeynayaa inuu ka dambeeyay wiilka madaxweyne Muuse Biixi oo lagu magacaabo Maxamed...