Month: August 2023

Muuse-Biixi-Cabdi
Post

SOMALILAND Jabhad hubaysan ayaa dhibaato ku haysa Muuse siduu uga hadlay

Hargaysa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dhibaato ba’an deegaanada maamulkaas ay ku hayaan koox maleeshiyaad ah sida uu yiri. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegaya in ka  xukuumad ahaan xooga ay saari doonaan wax ka qabashada dhibaatooyinkaas ka jira buurta Gacan Libaax halkaas oo  kooxday ay isku aruusatay. Madaxweyne Biixi ayaa...

Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?
Post

Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa  isugu yeeray Guddoomiyahaasha degmooyinka gobolka Banaadir shir deg deg ah. Shirkan ayaa la sheegay in looga hadlay amniga caaasimadda oo dhawr jeer ay ka dhaceen falal amni darro oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka ku nool magaalada Muqdisho. Warar aan helnay ayaa sheegaya in...

DENI oo  ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland
Post

DENI oo  ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland

Garoowe  (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas uu dhibaato ku haya waxyaabaha maanka dooriya. Waxa uu sheegay Saciid Deni in  dhibaatooyin badan  oo sabab  ah maandooriyaha uu raagaadiyay wax badan oo ay qabansan lahayeen dhallinyarada Puntland. Saraakiisha ciidanka Puntland ayuu  ugu baaqay inay  u istaagaan wax ka...

Post

Magac u yaalka “Beesha Caalamka” waa shaati Burcadnimo oo Soomaaliya loo soo huwaday! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Wali waxaa laga fekerayaa sidii laynoo soo heysan lahaa!Kuwa aan madaxda u naqaana waxay ku faraxsanyihiin inaydulaal ka ahaadaan haysashada iyo joogitaanka cadowgaee dalka! shacabkii iska celin lahaana iyagaa beenu sheegay oo yiri dowlad baan nahay! Haddii aan maxmiyad nahay oo laynoo cadeyn lahaa in nimanka isku magacaabay Golaha Ammaanka Qarammada Midoobay ay xoog ku...

Dagaalka Sudaan oo dib uga qarxay magaalooyinka qaar
Post

Dagaalka Sudaan oo dib uga qarxay magaalooyinka qaar

Sida lagasoo xigtay wakaaladda wararka ee Reuters, dagaal ayaa maanta oo Axad ah ka qarxay magaalada Nyala ee galbeedka Suudaan iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka Koonfurta Darfur, goobjoogayaal ayaa sidaasi sheegay. Dagalka dabadheeraaday ee Suudaan ayaa laga cabsi qabaa in uu gobolka oo dhan ku baaho.