Month: August 2023

Muxuu ahaa Shirka  ‘’shakiga’’ abuuray ee ka dhacay magaalada Dhuusmareeb ?
Post

Muxuu ahaa Shirka  ‘’shakiga’’ abuuray ee ka dhacay magaalada Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo ujeedkoodu uu yahay in la qaado howlgal ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab . Inta badan kulamadaas waxaa ku lug leh Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo ku sugan degmada Dhuusmareeb , ee Galmudug. Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya oo culays uu...

Itoobiya mar kale miyay cagta saartay wadadii  burburka ?
Post

Itoobiya mar kale miyay cagta saartay wadadii  burburka ?

Adis Ababa (Raxanreeb ) Gobolka  Amxaarada waxaa  wali ka sii ka socda dagaal waxyeelo ba’an gaysanaya waxaana lagu soo waramayaa inuu sii xogaysanayo dagaalka isaga oo ku sii fiday magaalooyin hor leh oo ka mid ah gobolkaas. Sanadihii u dambeeyay, jabhadda Oromada,  ayaa dagaal kula jiray ciidamada amaanka ee deegaanno ka tirsan gobolka Oromia, markii...

Maxaa isku xiraya , dagaal beeleedka Galgaduud & Safarka Xasan Sheekh ?
Post

Maxaa isku xiraya , dagaal beeleedka Galgaduud & Safarka Xasan Sheekh ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka  ah ee  Soomaaliya ayaa ku sugan degmada Dhuusmareeb ,halkaas oo ujeedka lagu sheegay in ay tahay ka qayb galka wajiga  labaad ee dagaalka AS. Laakiin degaano ka mid ah gobolka galgaduud waxaa ka soo cusboonaaday , dagaal beeleed sababaya dhimasho iyo dhaawac , taas oo keentay walaac arrintaas ku...

Galmudug  ‘’Howlgalka AS ayaan hormuud ka nahay ‘’
Post

Galmudug  ‘’Howlgalka AS ayaan hormuud ka nahay ‘’

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay ku weydiiyeen su’aalo ku saabsan dagaalka Al-shabaab. Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in Dowladda Federalka Soomaaliya  iyo Galmudug ay isla garteen in la sameeyo howlgal ka baaxad weyn kii hore, hadafkooduna...

MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay caasimadda & faahfaahinta.
Post

MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay caasimadda & faahfaahinta.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho , waxaa caawa ka dhacay qarax kaas oo laga maqlay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qarax ayaa ka dhacay  jidka 21 October  waxaana lala eegtay  Gaari Baraado ah inkastoo faahfaahin aan laga bixin Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa goobta soo gaaray , kuwaas oo xiray halka uu qaraxu uu...