Month: August 2023

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud
Post

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Xog RBC ay heshay ayaa sheegaya in kooxda Al- Shabaab ay kaabiga ku hayaan deegaanka Masgawaa ee gobolka  galgaduud halkaas oo ka mid ah deegaanadii kooxda laga saaray. Sida wararka ay sheegayaan kooxda ayaa duleedka deegaankaas sidoo kale ka sameeyay arbushaad , taas oo lagu tilmaamay in ay ahayd mid sahan  ah....

Soomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan
Post

Soomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan

Bankiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaaraysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya, si ay gacan uga geysato koboca awoodda hay'adaha dawliga ah, sida lagu sheegay war-saxafaadeed ka soo baxay Bangiga Adduunka.

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhaxe ee G/Banaadir oo la shaaciyay
Post

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhaxe ee G/Banaadir oo la shaaciyay

Muqdisho (Raxanreeb ) Agaasinka waxbarashada goolka Banaadir ayaa si rasmiya ugu dhawaaqey natiijada Imtixaanka fasalka sideedaad ee gobolka banaadir sanad dugsiyeedka 2022&23. Munaasabadii shaacinta waxaa ka qaybgalay Guddomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale. Agaasimaha guud ee waxbarashada Gobolka Banaadir Dr. Cabdifitaax Bare oo natiijadaan shaaciyay ayaa sheegay in ay gudubtay  30,837 Arday...