Muqdisho (Raxanreeb ) Boliiska Soomaaliya ayaa mamnuucay in bannaaanbax Muqdisho lagu qabto wargelin la’aan sida lagu sheegay war ka soo baxay Booliska Soomaaliyeed. War qoraal oo caawa kasoo baxay taliska ciidanka booloiiska gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in magaalada Muqdisho lagu qabto bannaan-baxyo aan loo marin hab-raac ah sax ah. ‘’Dadweynaha Soomaaliyeed, ee ku dhaqan...
Month: August 2023
Ciidanka DFs oo gudaha u galay Ceelbuur – wax dagaal ah kama dhicin.
Ceelbuur (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa gudaha u galeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Guluf socday maalmo ayaa la sheegayaa in ciidanka ay ugu suurtagashay in ay kula wareegaan degmadaas oo ay ku xooganayeen kooxda Al- Shabaab. Kooxda Al-Shabaab ayaa baneysay magaaladaas iyagoo aan ku dagaalamin, waxaana gudaha...
SSC Forces Capture Somaliland’s Goojacade military Base
In a major victory, forces of the SSC administration of Sool captured the main military base of Somaliland on the outskirts of Lasanood after a battle that lasted less than 4 hours on Friday. The SSC troops were able to take control of Somaliland’s stronghold in Maraaga and the large Goja’adde base. The SSC-Khatumo administration...
Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Taliskii ugu waynaa ee GOOJACADE.
Laascanood (Raxanreeb ) Ciidanka SSC ayaa la wareegay taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde ka dib dagaal ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood. Waxaa baraha bulshada la soo geliyey muuqaalo iyo sawiro muujinaya ciidamada SSC oo dhex socda xarunta taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde. Ciidamadii Somaliland ayaa si halhaleel ah uga baxsadey taliskooda, waxaana ay meesha uga...
Dagaal ka dhacay Laascanood & SSC oo guulo ka sheegtay.
Laascanood ( Raxanreeb ) Ciidamada Deegaanka ee SSC ayaa la wareegay gadiid dagaal iyo fariisin ciidamada Militeriga Somaliland kulahaayeen Jihooyinka bariga iyo galbeedka ee Magaalada Laascaanood. Sida ay sheegayaan dadka deegaanka iska hor imaadyo ayaa ka dhacay maalmihii la soo dhaafay Gooja Cadde , halkaas oo ah ubudcda dagaalka labada dhinac ee SSC iyo Somaliland....
TiTok , Telegram & 1XBET miyay dalka ka shaqaynayaan ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Maanta ayay ahayd in si rasmi ah u dhaqangalo in dalka uga dhaqan galo go’ aan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ay ku hakisay adeega Tiktok , Telegram iyo qamaarka 1XBET. Dhamaan adeegyada ayaa si shaqaynaya , taas oo muujinaysa in aanu dhaqan gal noqon go’ aanka Dowladda ay ku joojinaysa App-...
Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 4aad.
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dalka inuu Dumo waxaa ka Daran Dadkiisa oo Doqomooba! Waxaa muhiima marka aynu ka hadleyno xilka iyo waajibaadka dhallin-yarrada ka saaran dalkeena burburay inaynu fahamno dabeecadaha iyo khataraha inooga soo wajahan dalalka aynu deriska nahay ee waliba marar badan aan maqleyno handdadaad iyo damaca waalan ee kaga...
Ruto to hold talks with TikTok CEO amid concerns over explicit content
Kenya’s President William Ruto has waded into the country’s TikTok controversy, in which a petitioner wants the popular social media application banned on the grounds that it is contributing to the erosion of cultural and religious morals in society. Speaking at State House Nakuru on Wednesday, Ruto revealed that he plans to hold talks with...
ISIS threats force Bosaso commercial companies to close doors
Several prominent companies in the coastal town of Bosaso have been compelled to close their doors due to ominous threats from the ISIS militant group, according to local traders. Major commercial entities, including Towfiq, Gufurre, Horseed, and Omaar, have taken the precautionary step of temporary closure following explicit warnings. The group warned the traders that...
Saudi forces kill hundreds of Ethiopians on border, says report
Rights group claims Saudi forces use small arms and explosives in “deliberate escalation” Saudi border forces have killed hundreds of Ethiopian migrants attempting to cross into the kingdom from Yemen, according to a human rights group. advertisementsHuman Rights Watch released a 73-page report yesterday that said Saudi forces have used explosives against groups of migrants,...





