Month: November 2023

Saraakiil ATMIS oo loo Maxkamadaynayo inay ka carareen AS
Post

Saraakiil ATMIS oo loo Maxkamadaynayo inay ka carareen AS

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska Ciidanka Uganda ee kusugan Soomaaliya ayaa sheegay in Maxkamad Muqdisho Lagu soo taagay Labo Sarkaal oo loo haysto“ Fall fulaynimo” ka dib weerarkii kooxda AS ay ku qaadeen Saldhig ciidamo nabad ilaalinta ay ku la haayeen deegaanka Buulo Mareer oo qiyaastii 125 km koonfur uga beegan caasimadda Muqdisho. War saxaafadeedka kaso...

Wararkii ugu dambeeya xaalad cakirnaan oo ka tagaan degmooyinka Luuq iyo Doolow
Post

Wararkii ugu dambeeya xaalad cakirnaan oo ka tagaan degmooyinka Luuq iyo Doolow

Gedo (Raxanreeb) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa naga soo gaaray gobolka Gedo ee webiga Jubba ayaa xalay ku fatahay degmooyinka Luuq iyo Doolow ee gobolkaas. fatahaada ayaa bilaabatay shalay balse waxaa la soo sheegayaa iney xalay ka sii dartay. Wararka ayaa sheegaya in biyaha webiga oo dacalada jabsaday ay galeen xaafadaha labada degmo halkaasoo ay ka...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Africa
Post

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Africa

Cape Town (Raxanreeb) – Burcad hubeysan ayaa muwaadin Soomaali ah ku dilay xaafad ka tirsan degmada Gugulethu ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika Allaha u naxariistee Ibrahim afurow Nuur Hussein ayaa sida la sheegay ka shaqeynayay dukaan halkaas ku yaalla, waxaa markii hore dhaawac ka soo gaaray rasaas ay burcada la beegsadeen kaasoo markii...

duqeymo toos ah oo wali kasocda Gaza iyo xaaladihii ugu dambeeyay
Post

duqeymo toos ah oo wali kasocda Gaza iyo xaaladihii ugu dambeeyay

Gaza (Raxanreeb) – Ciidamada Yuhuuda ayaa weli sii wada duqeymaha arxan darada ah ee ay ka geysayanaan magaalada Gaza, iyadoo dagaalka dhinaca dhulka ah ee u dhexeeya milateriga Israel iyo Xamaas uu sii socdo. Diyaaradaha Israel ayaa duqeeyey dhismayaal guryo ah oo ku yaalla xerada Qaxootiga ee Bureij Magaalada Gaza. Sidoo kale, Isbitaalka Al-Aqsa ee ku...

Sheegow & ciidankaas oo xukun adag lagu riday & dood ka taagan.
Post

Sheegow & ciidankaas oo xukun adag lagu riday & dood ka taagan.

Muqdisho(Raxanreeb)Maxkamadda Ciidamada ayaa ku riday Sheegow iyo ciidamadiisa, Xukunno Isugu Jiro Dil, Mag iyo Sanado Xabsi Ciidan ah. Sheegow Axmed Cali waxaa lagu Xukumay Bixinta Diyada Sakariye 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cali oo ku baxay Fal-celintiisa iyo magdhow siinta sarkaal xigeen Cabdullaahi Xuseen Cabduqaadir oo uu dhaawacay. Axmed 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Xasan (Abii Axmed ) taliyaha ciidamada Horjooge Sheegow ayaa...

Post

Somali government must take its responsibility to protect journalists, investigate and prosecute crimes against media workers

MOGADISHU, Somalia 2 November, 2023 – On the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists (IDEI), The Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses deep concern about the escalating crimes against journalists in Somalia and the persistent culture of impunity surrounding the violence against journalists. Today, on 2 November 2023, as we observe the IDEI, we...

Guudlaawe oo kulan la qaatay guddiga farsamada ee golaha wadatashiga Qaran
Post

Guudlaawe oo kulan la qaatay guddiga farsamada ee golaha wadatashiga Qaran

Jowhar (Raxanreeb) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Gudiga farsamada Golaha Wadatashiga Qaran (NCC) ee u qareemidda ka qeyb-galka haweenka siyaasadda dalka. Sidoo kale, Wafdigan oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa gaaray magaalada...

MD Deni oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland
Post

MD Deni oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland

Garoowe (Raxanreeb) – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka. Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka. “Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey...

Cilmi Baare ku go’doonsan Gaza
Post

Cilmi Baare ku go’doonsan Gaza

Muhammad Al-Ghalayini waa cilmi-baare dhanka sayniska ah waxa uu horraan ku noolaa magaalada Manchester ee waqooyiga England, wuxuuna tan iyo bilowgii dagaalka ku sugnaa Gaza isagoo booqday qoyskiisa.