Muwaadin Mareykan ah oo ku nool Masar ayaa isku dayey inuu ku biiro ururka argagixisada ee Al-Shabaab, islamarkaana uu jihaad ku qaado Mareykanka iyo xulufadiisa kadib weerarkii ay Xamaas ku qaaday Israel 7-dii October, waxaa sidaas Jimcihii sheegay dacwad-oogayaasha Federaalka.
Day: December 30, 2023
Ra’isulwasaare Xamsa oo sheegay in uu ‘ku dhex caajisay’ shir uu qabtay G/ Banaadir
Ra'isulwasaare Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka qeyb galayay kulan uu qabtay maamulka gobolka Banaadir, kaasoo looga hadlayay isbaddelka ee magaalada Muqdisho.
Uk oo taageertay heshiiskii Soomaaliya iyo Somaliland
Dowladda Uk, oo war rasmi ah, kasoo saartay wada hadallada cusub ee dowladda federaalka iyo Somaliland, kuwaas oo uga socda dalka Jabuuti, ayay war kasoo kasoo saartay Uk.
ARRIMAHA BULSHADA : Wax soo saarkii beeraha oo gabaabsi ah.
Muqdisho (Raxanreeb) Waxaa gaabis ah wax soo saarkii beeraha xilligan fatahaadihii dhowaan ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed darteed. Beeralayda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saamayn ba’an ay ka soo gaartay daadkii roobka watay ee ka da’ay gobolada Baay iyo Bakool. Keliya ma ah halka dhibaatadu ka taagan tahay Koonfur Galbeed waxa sidoo kale...
Ciidanka Dowladda oo howlgal wada & dagaalo ka socda dalka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo amniga lagu sugayo waxa ay ka wadaan , deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiisha Dowladda ee hoggaaminaysa howlgalada ayaa sheegaya in inta badan ay beegsadeen goobihii laga saaray kooxda Al- Shabaab ee deegaanada mudug iyo Galgaduud. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii...
Deconstructing Somalia-Somaliland Agreement in Djibouti: A Critical Analysis
On Friday, the Somali presidency, Villa Somalia, released a concise two-page communique signed by Somalia’s Interior Minister, Ahmed Moalim Fiqi, and Somaliland’s Interior Minister, Mohamed Kahin. The accord, brokered by Djibouti’s dictator, Ismail Omar Guelleh, spans eight points, signaling a purported breakthrough after two days of negotiations. The agreement outlines a commitment to resume talks...
Former MP shot dead in Somali capital Mogadishu
Unidentified gunmen targeted and fatally shot Ibrahim Salah Deyfullah, a former member of Somalia’s parliament, in Mogadishu on Friday afternoon, the family and government officials confirmed. The assailants approached Deyfullah, firing multiple shots before swiftly escaping the scene. As of now, no arrests have been made in connection with the incident. No group has so...
DENI ‘’Suurtagal ma ah in doorashada lagu galo 49 xildhibaan‘’- DIIDMO.
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland ee waqtiga uu ka dhamanayo , Saciid Cabdullaahi Deni ayaa diiday go’aan ka soo baxay shir isimada maamulka Puntland ay ku yeesheen magaalada Garoowe oo ay ka go’an ka soo saareen. Deni waxa uu sheegay in go’aanka isimada soo saareen uu yahay mid xilligan suurtagal uusan ahayn oo laga...
Dhaqanka Puntland oo go’aamiyey doorashada inay ku dhacdo 49 Xildhibaan.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaPuntland waxaa ka dhacay shir deg deg ah oo ay yeesheen isimada dhaqanka maamul goboleedka Puntland. Shirkan waxaa lagu go’aamiyay in doorarashada lagu galo 49 xildhibaan islamarkaana la ixtiraamo go’aankii masiiriga ahaa ee SSC-Khaatumo. SSC-Khaatumo ayaa odayaasheeda waxay horey u sheegeen inay go’aan ku gaareen in aanay soo...






