Garoowe (Raxanreeb) Magaalada Garoowe ee Puntland waxa si aad ah ugu socda Ololaha doorashada , ee madaxtinimada maamulkaas waxaana ku sugan musharaxiin. Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Garoowe kulan ku yeeshay Guddiga amniga doorashooyinka , kaas oo muran ay ka qabaan , xubnaha qaar ee tartamaya. Go’aan ka soo baxday guddiga ayaa lagu mamnuucay...
Month: December 2023
Wararkii ugu danbeeyay ee Gaza
Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in ay ilaa hadda ka heleen godkii ugu weyn ee Xamaas ee Qaza, kaas oo 400m u jira xuduudka Erez ee u dhexeeya waqooyiga Qasa iyo Israa’iil.
Maxkamadda G/Banaadir oo xayiraad safar kusoo rogtay Agaasimaha Wasaaradda G/ & Duulista
Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo soo saartay xayiraad safar taasoo lagu soo rogay Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Bashiir Macallin Cali, oo loo haysto eeydo musuq maasuq ah.
Wasiir Huruuse oo is casilay si uu ugu tartamo hoggaanka Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Wasiirkii Arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa is casilay xilka wasiirnimo asagoo kamid noqonaya Musharaxiinta uu taagan xilka madaxtinimada Puntland 2024. Qoraal uu wasiirka goordhaw soo saaray ayuu ku sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka oo xilkan soo hayay muddo ku dhow sanad iyo...
Dowladda MD Xasan oo maareyn la’ dagaal beeleedyada dalka ka jira.
Muqdisho (Raxanreeb )- Deegaano badan oo gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka soconaya , dagaalada salka ku haya arrimaha qabaa’ilka kuwaa soo noqday kuwa xargaha goystay. Dhawr jeer waxaa dagaaladaas ku baxay masuuliyiin kala duwan oo ka soo jeeda deegaanada gobolka Shabeellaha dhexe si xaaladda ay u dejiyaan hase ahaatee ma aysan guulaysan. Waxa ay u...
ATMIS oo wareejisay amniga Madaxtooyada iyo Baarlamaanka
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed, oo maanta si toos ah, ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada Qaranka Villa Somalia.
Liibiya oo laga raadinayo 60 muhaajiriin oo badda ku qarqamay
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka Liibiya, iyo Hay’adda Socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee IOM ayaa wadajir u baadi-goobaya in ka badan 60 ruux oo tahriibayaal ah oo doontii ay la socdeen ku degtay xeebaha Dalkaasi.
Wiil 7 sanno jir ah oo Muqdisho kufsi loogu geeystay
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dhacdo xun oo argagax badan oo lagula kacay kufsi wiil yar 7 sanno jir ah, taasoo ka dhacay degmada Xamarweyne ee gobolka banaadir.
Amnesty International condemns killing of Mozambican journalist João Fernando Chamusse, calls for urgent investigation
In response to the tragic killing of journalist and newspaper editor João Fernando Chamusse on December 14th at his residence in Maputo, Amnesty International’s Deputy Regional Director, Khanyo Farisé, issued a strong statement condemning the incident. Farisé expressed deep concern over the growing wave of threats, intimidation, and harassment targeting journalists in Mozambique, aimed at...
Ciidanka PMPF oo ka amar qaata DENI oo la wareegay xarunta baarlamaanka
Garoowe (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan PMPF ayaa xalay saq dhexe u daatay xarunta Baarlamanka Puntland ee Garowe iyagoo kala wareegay ciidamadii hore u joogay xaruntaas. Arrintan ayaa salka ku haysa kadib markii Guddoonka Baarlamanka uu diiday in gudiga xallinta Khilaafaadka doorashada ku wareejio xarunta si ay ugu shaqeeyaan. Madaxweyne Deni ayaa amrey maanta in...








