Month: December 2023

PUNTLAND : Soo xulida Barlamaanka oo xowli ku socota.
Post

PUNTLAND : Soo xulida Barlamaanka oo xowli ku socota.

Garoowe (Raxanreeb ) Deegaanada maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya oo ka bilowday soo xulista xubnaha Barlamaanka ee bedeli doono kuwi hore ee la kala diray. Magaalada Garoowe waxa ay marti galinaysaa kulamo iyo Ololaha shaqsiyaadka ugu jiraan xilka xildhibaanimo iyo kuwa kale oo doorashada galaya si ay u helaan kursiga. Beelaha kala duwan ee...

Farmaajo oo sheegtay in dowladdiisa ay qabatay xoogga deyn-cafinta
Post

Farmaajo oo sheegtay in dowladdiisa ay qabatay xoogga deyn-cafinta

Doha (Raxanreeb ) War ka soo baxay , Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu bogaadiyay deyn cafinta Soomaaliya oo  in mudd ah taagnayd. Farmaajo ayaa sheegay in shaqada ugu badan ee deyn cafinta uu isagu qabtay, kadibna dowladda Xasan Sheekh ay dhameystirtay un. ”Hoggaamintaydii waxay suurta galisay in aan ku guulaysano bar...

WARCUSUB : Waxaa lagu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyay deyn $4.5 B ah.
Post

WARCUSUB : Waxaa lagu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyay deyn $4.5 B ah.

Muqdisho (Raxanreeb ) Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday iyo shuruudo badan oo Soomaaliya ka soo gudubtay. Barnaamijka geediga deyn cafinta Soomaaliya ayaa soo billowday sannadkii 2012 inkasta oo si...

HIIRAAN : Gargaar loogu tala galay ,Qoysas tabaalaysan oo la dhacay
Post

HIIRAAN : Gargaar loogu tala galay ,Qoysas tabaalaysan oo la dhacay

Beledwayne (Raxanreeb ) Sida ay ku warameen dadka deegaanka koox hubaysan ayaa dhac u gaysatay raashiin la doonayay in  lagu samatabixiyo Qoysas saamayn ay ku yeelatay roobkii ka da’ay dalka. Raashiinkan oo ay dirtay Hay’adda maareynta iyo masiibooyinka Qaranka ayaa ku sii jeeday deegaanada  gobolka Hiiraan , halkaas oo ay ka jirto masiibada ay sababeen...

Sawirro: SoDma oo gargaar u dirtay Jalalaqsi
Post

Sawirro: SoDma oo gargaar u dirtay Jalalaqsi

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo fulisay codsi kaga yimid degmada Jalalaqsi ee gobolka hiiraan taas oo ahayd in ay u baahiyiin shacabka ku dhaqan halkaasi gargaar si loo gaarsiiyo, deegaanadaasi oo saameeyn xooggan ku yeelatay fataahada xooggan ee ka dhacday dalka.

DURBA :  Guddi uu magacaabay DENI oo la diiday.
Post

DURBA :  Guddi uu magacaabay DENI oo la diiday.

Garoowe (Raxanreeb) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi  DENI ayaa magaacabay Guddiga amniga doorashooyinka  iyo khilaafka , kaas oo qayb ka ah Guddiyada doorashooyinka. Guddigan ayaa si gaar ah ugu shaqayn doono arrimaha amniga doorashooyinka sida lagu sheegay war ka soo baxay  xafiiska Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Saciid Cabdullaahi DENI. Shir magaalada...

Q.M ”Waxaa ka sii daraysa xaaladda GAZA , haloo joojiyo xabadda”
Post

Q.M ”Waxaa ka sii daraysa xaaladda GAZA , haloo joojiyo xabadda”

NewsYork (Raxanreeb)   Golaha amniga ee Qaramada Midoobay ayaa markale ku baaqday in la joojiyo xabada ka sii socoto marinka GAZA halkaas oo ay ka taagan tahay xaaladii ugu darnayd. Golaha oo fadhi gaar ah ku yeeshay NewYork ayay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin , xaalada ka sii daraysa iyo dhimashada sii siyaasadayso eek...