Month: December 2023

Goormee DENI uu magacabayaa Guddiga Doorashada Puntland ?
Post

Goormee DENI uu magacabayaa Guddiga Doorashada Puntland ?

Garoowe ( Raxanreeb )  Markii dhawaan uu shaaciyay Madaxwayne Saciid Deni inuu ka tanasuulay doorasho qof & cod ah ayaa arintaas waxa soo dhaweeyay bulshada deegaanada maamulkaas. Dhinacyo badan oo aad u dhaliilsanaa habka Saciid Deni ayaa sheegay in hadalka Madaxwaynaha uu bogsiiyay boogaha jiray maadama dadka walwal ay ka qabeen in doorashadu ay sababto...

SOMALILAND oo xirtay xubno la shaqaynayay Taliskii NISA ee Fahad Yaasiin
Post

SOMALILAND oo xirtay xubno la shaqaynayay Taliskii NISA ee Fahad Yaasiin

Hargaysa (Raxanreeb ) Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxaa lagu xiray sida wararka ay sheegayaan xubno nabad sugid ah oo la shaqaynayay Taliskii NISA ee Fahad Yaasiin. Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa qoraal ay ku baahisay barta ay ku leedahay X ku sheegtay inay gacanta ku dhigtay raggan oo ay sheegtay in ay la shaqayn...

SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka  goobaha ganacsiga ee Muqdisho.
Post

SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka  goobaha ganacsiga ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Meelo badan oo magaalada Muqdisho ah waxaa lagu dhejiyay  kaamirooyinka wax basaasa ka dib amar ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Inkastoo meelo ka mid ah caasimada ay ka dhaqan gashay , hadana taas waxa ay keentay in meesha uu ka baxo ganacsiyo markii hore jiray oo ay ku tiirsanayeen...

Wakiilada Puntland oo sii joogi doona sanad & DENI oo talaabo qaaday
Post

Wakiilada Puntland oo sii joogi doona sanad & DENI oo talaabo qaaday

Garoowe (Raxanreeb ) Golaha wakiilada Puntland ayaa saaka u codeeyey in sannad kale ay sii joogaan ayna dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiis 8 January. Go’aankan ayaa  yimid ka dib markii maanta oo Khamiis ah Golaha wakiilada Puntland fadhi ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee Puntland. Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa  tanaasulay Doorashadii ‘Qof iyo Codka...

Xasan muxuu ka yiri go’aanka DENI ee doorashada Puntland ?
Post

Xasan muxuu ka yiri go’aanka DENI ee doorashada Puntland ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo lagaga gudbayo hubinti la’aantii muddadan ka jirtay arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in...

DENI oo ku dhawaaqay in doorashadu ay dhacayso 08 – Janaaayo- Doorasho 66 Xildhibaan
Post

DENI oo ku dhawaaqay in doorashadu ay dhacayso 08 – Janaaayo- Doorasho 66 Xildhibaan

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxweynaha Puntland ayaa hada ku dhawaaqay in Doorasho Puntland ka dhacayso 8 Janaayo. oo ah Waqtigeedi lagu muransanaa.Madaxwayne Siciid Deni ayaa ku dhawaaqay in Puntland aaday doorsho 66-Xildhibaan, Odayaashuna soo xulaan Xildhibaanada. Waxa uu sheegay Deni inuusan ku faraxsanayn go’ aankan hase ahaatee uu u qaatay sida uu yiri isaga oo u...

Isimmada SSC Khaatumo oo go’aan ka soo saaray doorashada Puntland
Post

Isimmada SSC Khaatumo oo go’aan ka soo saaray doorashada Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Maanta Arbaca ah Isimada SSC-Khaatumo oo ku hawllanaa dhex-dhexaadinta xukuumadda Madaxweyne Deni iyo Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa  go’aan rasmi ah ka soo saaray Khilaafka ka taagan  doorashada 2024. Qoraal ka soo baxay isimada ayaa lagu sheegay In doorashada lagu qabto xilligeedii 8-da Jenuary ayna Baarlamanka hadda jira doortaan Mdaxweynaha iyo...