Month: December 2023

ARRIMAHA BULSHADA : Wax soo  saarkii beeraha oo gabaabsi ah.
Post

ARRIMAHA BULSHADA : Wax soo  saarkii beeraha oo gabaabsi ah.

Muqdisho (Raxanreeb) Waxaa gaabis ah wax soo saarkii beeraha xilligan fatahaadihii dhowaan ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed darteed. Beeralayda  deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saamayn ba’an ay ka soo gaartay daadkii roobka watay ee ka da’ay gobolada Baay iyo Bakool. Keliya ma ah halka dhibaatadu ka taagan tahay Koonfur Galbeed waxa sidoo kale...

Ciidanka Dowladda oo howlgal wada  & dagaalo  ka socda dalka.
Post

Ciidanka Dowladda oo howlgal wada  & dagaalo  ka socda dalka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka   Dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo amniga lagu sugayo waxa ay ka wadaan , deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiisha Dowladda ee hoggaaminaysa howlgalada  ayaa sheegaya in  inta badan ay beegsadeen  goobihii laga saaray kooxda Al- Shabaab ee deegaanada mudug  iyo Galgaduud. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii...

Post

Deconstructing Somalia-Somaliland Agreement in Djibouti: A Critical Analysis

On Friday, the Somali presidency, Villa Somalia, released a concise two-page communique signed by Somalia’s Interior Minister, Ahmed Moalim Fiqi, and Somaliland’s Interior Minister, Mohamed Kahin. The accord, brokered by Djibouti’s dictator, Ismail Omar Guelleh, spans eight points, signaling a purported breakthrough after two days of negotiations. The agreement outlines a commitment to resume talks...

Post

Former MP shot dead in Somali capital Mogadishu

Unidentified gunmen targeted and fatally shot Ibrahim Salah Deyfullah, a former member of Somalia’s parliament, in Mogadishu on Friday afternoon, the family and government officials confirmed. The assailants approached Deyfullah, firing multiple shots before swiftly escaping the scene. As of now, no arrests have been made in connection with the incident. No group has so...

DENI ‘’Suurtagal  ma ah in doorashada lagu galo 49 xildhibaan‘’- DIIDMO.
Post

DENI ‘’Suurtagal  ma ah in doorashada lagu galo 49 xildhibaan‘’- DIIDMO.

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha  maamulka Puntland ee waqtiga uu ka dhamanayo , Saciid Cabdullaahi Deni ayaa diiday go’aan ka soo baxay shir isimada maamulka Puntland ay ku yeesheen magaalada Garoowe oo ay ka go’an ka soo saareen. Deni  waxa uu sheegay in go’aanka isimada soo saareen uu  yahay  mid  xilligan suurtagal uusan  ahayn  oo laga...

Dhaqanka Puntland oo go’aamiyey doorashada inay ku dhacdo 49 Xildhibaan.
Post

Dhaqanka Puntland oo go’aamiyey doorashada inay ku dhacdo 49 Xildhibaan.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada  Garoowe ee xarunta maamulkaPuntland  waxaa ka dhacay shir deg deg  ah  oo ay yeesheen isimada dhaqanka maamul goboleedka Puntland. Shirkan waxaa lagu go’aamiyay in doorarashada lagu galo 49 xildhibaan islamarkaana la ixtiraamo go’aankii masiiriga ahaa ee SSC-Khaatumo. SSC-Khaatumo ayaa odayaasheeda waxay horey u sheegeen inay go’aan ku gaareen in aanay soo...

NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray wada- hadaladii DFS & Somaliland.
Post

NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray wada- hadaladii DFS & Somaliland.

Jabuuti (Raxanreeb ) Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland’ Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 – 29 December 2023 isugu yimid dalka Djibouti laba wafdi oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh...

MUQDISHO : Xildhibaan Salaax Deyfullah oo lagu dilay Degmada Wadajir.
Post

MUQDISHO : Xildhibaan Salaax Deyfullah oo lagu dilay Degmada Wadajir.

Muqdisho (Raxanreeb ) War Raxanreeb uu ka helayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay xildhibaan hore ee ka tirsanaa Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaan hore Ibraahim Salaax Deyfullah ayaa lagu diley Degmada Wadajir . Marxuumka oo madaxa ay xabad uga dhufteen Al- Shabaab  ayaa sawirkiisa waxaa...

Ilaalada RW Xamse oo rasaas ku furay taageeriyaal – Maxaa ka dhacay Garoonka Cayaaraha Muqdisho ?
Post

Ilaalada RW Xamse oo rasaas ku furay taageeriyaal – Maxaa ka dhacay Garoonka Cayaaraha Muqdisho ?

Muwdisho ( Raxanreeb ) Qaar ka tirsan dadkii garoonka banaankiisa joogay ee doonaayay in ay gudaha galaan ayaa rasaas ooda looga qaaday. Ilaalada Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa rasaas dadka ku furay sida ay sheegayaan dadkii mashaqada la kulmay oo warbaahinta la hadlay. Gudaha Garoonka waxaa ku sugan tiro yar waxaana dadku ay buux dhaafiyeen...

Caqabadaha ku hor gudban shirka u socda Somalia & Somaliland.
Post

Caqabadaha ku hor gudban shirka u socda Somalia & Somaliland.

Magaalada Jabuuti waxaa isugu tegey wufuud ay hogaaminayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, halkaasoo uu durba kulan uga billowday. Bishii Juun sanadkii 2020-kii waxaa isla dalka Jabuuti ku shiray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweyne Muuse Biix Cabdi, ayadoo markii...