by Dr. Peter Middlebrook With Amba Tadaa and Eleni Armelinda Kubolli In the intricate tapestry of global geopolitics, Somalia stands out as a beacon of both progress and ongoing challenges. This East African nation, often overshadowed by the narratives of conflict and instability, has been quietly scripting a story of resilience and state-building. However, as the...
Month: December 2023
Golaha ammaanka oo qararaa xasaasi ah ka soo saaray Marinka GAZA.
NewYork (Raxanreeb ) Golaha amaanka ee Qaramad Midoobay ayaa isku raacay qaraar ogolaanaya in gargaar Bani’adaanimo la gaarsiiyo marinka GAZA halkaas oo ay ka jirto xaalad halis ah oo ka dhalatay duqeymaha Israa’iil. Dowladda Maraykanka ayaa dhawaan adeegsatay codka diidmada qaxayan, taas keentay in xubnaha Ammaanka kulamo joogta ah ay ka yeeshaan xaaladda taagan. Golaha ...
Haaman Cusub ayaa ku soo caariyay Xeebaha Aagga Degmada Cadale.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ma ahan Markii ugu Horeysay ee Haman khatartooda leh ay ku soo caariyaan Xeebaha Dalka. Horaantii 90aadkii ayaan hore ugu arakay Haaman oo aan sawir ka soo qaaday waxaan u gudbiyay UNEP Xafiiskeeda Nairobi oo aan ka codsaday in naloo xaqiijiyo dhibaato haddii ay leeyihiin.Haddii aad xasuusato, Anigaaba la igu tilmaamay Qof...
Ganacsiga Muqdisho oo loo xiray gabadha Osmael Geelle oo dukaan ka adeeganaysay
Muqdisho (Muqdisho ) Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa loo xiray xalay gabar uu dhalay Madaxwaynaha Jabuuti Osmael Omar Geelle oo taas oo qabo Saadaq Joon. Wadada Banaadir oo ah wado ay ku yaalan goobo ganacsi oo muhiim ah ayaa gabi ahaan loo diiday in dadka shacabka ah ay adeegsadaan saacado badan . Arintan ayaa baraha bulshada...
Hardaganka doorasho ee Puntland , Nabad & Nolol & Damjadiid.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Olole doorasho oo aad u xoogan ayaa ka soconaya Puntland , musharaxiin dhawr ah ayaa ku sii qulqulaya , kuna sugana sugan Garoowe si ay ugu biiraan Ololaha socda ee loogu jiro qabashada hoggaanka Puntland. Ololahan socda waxaa saamayn dhankooda ku leh kooxda isku raranka ah ee Daljar & Dalmajiid iyo...
18 shaqaale oo saaran Markab lagu haysto xeebaha dalka oo laga dayrinayo.
Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida oo dib ugu dilaacay xeebaha Soomaaliya ayaa xeebaha Puntland ku haysta Markab ay ka soo qafaasheen gacanka Cadmeed. Sida wararka la – helayo ay sheegayaan mwaxaa saaran Markabka 18 shaqaale kuwaas oo laga dayrinayo xaaladooda caafimaad isla markaana waxa la xaqiiyay in ay u baahan yihiin adeeg caafimaad....
Maxaa ka jira in Hungary iyo Turkey ay u heshiiyeen Sweden?
Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary Viktor Orbán.
SSC oo go’aan ka qaadatay doorashada Puntland
Garaad Jaamac Garaad Cali, oo kamd ah, Isimada Dhaqanka maamulka cusub ee SSC-Khaatuma oo warbaahinta kula hadlay Laascaanood, ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi iyo arrimo ku saabsan doorashooyinka maamulka Puntland
Firdhiye ‘’Isimada waa inay yimaadaan Laascanood ‘’- Shir muhiim ah.
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolkaSool waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco shir guud oo ay leeyihiin Odayaasha iyo isimada maamulka SSC- Khaatumo. Magaalada waxaa la filayaa in ay gaaraan xubnaha ka qayb galaya shir muhiim ah oo uu ku baaqay Hoggaamiyaha maamulkaas Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye. Hoggaamiye Firdhiye ayaa dhammaan hoggaanka dhaqanka...
Maydka wasiir Khadiiyo oo maanta la keenay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) maanta oo Khamiis ah waxa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maydka AUN wasiirkii haweenka Khadiijo Maxamed Diiriye. Wasiir Khadiijo ayaa shalay waxa ay ku geeriyootay , dalka Jabuuti halkaas oo maalmo ay ku xanuunsanaysay iyadoo ujeedkoodu ahaa in ay ka qayb gasho shir halkaas ka socday. Wasiiro ka...








