Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa sheegay inay dileen 6 ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo shacabka baaq ka qaadi jiray.
Month: January 2024
Mareykanka oo warkale ka soo saaray xiisadda Soomaaliya & Itoobiya.
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Mareykanka ayaa markale ka hadashay heshiiskii Is-afgarad ee ay Dowladda Itoobiya la saxiixatay Maamulka Somaliland iyo xad-gudubka ay Addis Ababa kula kacday madaxbannaanida Soomaaliya. Qoraal la soo dhigay degelka X (Twitter) ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sidan lagu yiri: “Mareykanka waxa uu la wadaaga Midowga Africa, IGAD, Ururada kale ee...
Ciidanka Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho oo askar iska dilay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah uu dagaal ku dhaxmaray xaafado ka mid ah degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan maanta waxa uu ka dhacay Aargada Degmada Dayniile halkaas oo hub a isku adeegsadeen ciidanka Dowladda . In ku dhaw seddax qof ayaa ku geeriyootay halka laba kalena ...
Koonfur Galbeed oo jawaab ka bixisay weerarkii Baydhabo
Maamulka Koonfur Galbeed, Soomaaliya, oo jawaab deg deg ah, ka bixiyay weerar adag oo kooxda Al-Shabaab, ku qaadeen magaalada Baydhabo, ee xarunta gobolka Baay, kaasoo dhaliyay khasaare kala duwan dhimasho iyo dhaawac ah.
Yaa laga sugayaa waqtiga shirwayne la filayo inuu ka dhaco Garoowe ?
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirwayne ujeedkiisu uu yahay dib u heshiisiin madaxdii hore , madaxda hadda iyo qaybaha bulshada Soomaalidda. Shirkan waxaa ku baaqay madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waxaana ku raacay , madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa qorshuhu yahay in madashan lagu...
DFS oo Talyaaniga ka dalbatay difaac
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo kamid ah wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan magaalada Roma ayaa kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa dalka Talyaaniga, Guido Crosetto.
Farmaajo oo shaaciyay markii ugu horeysay shirkii uu la qaatay MW Xasan .
Doha (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa daboolka ka qaaday wadahadalkii isaga iyo Xasan Sheekh, Madaxweynaha JFS ku dhexmaray magaalada Dooxa toddobaadkii hore. Waxa uu yiri: “Kulankii u danbeeyey ee aan Dooxa kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa aannu kaga wada hadalnay muhiimadda ay leedahay inuu hoggaamiyo wadatashi heer qaran...
Qoor Qoor oo furay kalfadhiga 9-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ay wehlinayaan Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Maxamed Nuur Gacal ayaa furay kalfadhiga 9-aad ee Golaha Wakiillada maamulka Galmudug.
NISA oo soo afjartay kooxo dadka ka qal qalin jiray baraha bulshada
Haya'adda Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, ayaa goor dhoweeyd shaacisay in 20 koox oo shacabka ka qal qalin jiray baraha Internet-ka in ay bur burisay dhammaantood.
Itoobiya oo xayiraad kusoo rogtay gawaarida gaarka loo leeyahay
Maamulka dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay xayiraad ku soo rogayaan soo dejinta dhammaan gawaadhida gaarka loo leeyahay ee ku shaqeeya shidaalka si ay hoos ugu dhigaan ku tiirsanaanta shidaalka, xilli dalkaasi ay soo food saartay dhaqaale yari ba’an.