Warsaxaafdeed ay soo saartay waaxda socdaalka ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in wax looga baddalay go'aan ay hore usoo saartay oo ahaa, in muwaadiniinta awalba dalkugalka u baahnaa ay weli u baahan doonaan si ay usoo galaan Kenya taas oo liddi ku noqotay hadalkii madaxweynaha Kenya ee ahaa in gebi ahaanba la qaadi doono xayiraadda dalkugalka.
Month: January 2024
Wasiirkii Gaashaandhigga ee Somaliland oo iscasilay
Wasiirkii Gaashaandhigga Jamhuuriyadda gooni isutaaggeeda ku dhawaaqday ee Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waraysi uu siiyey telefishinka maxalliga ah ee Horyal waxa uu ku sheegay in uu xilkii iska casilay.
‘’ Xasan waxa uu doonayay inuu nagu cadaadiyo wax ka bedelka Dastuurka ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Puntland ay kala kulantay caqabado badan iyo cadaasi xoogan. Saciid DENI oo ku jira Olole inuu markale soo laabto ayaa sheegay in waxyaabaha ugu badan ee ay kala kulmeen Xasan Sheekh Maxamuud dadka reer Puntland ay tahay...
QM: Dagaalka Gaza waa in uu dhammaadaa
Madaxa arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa sheegay in saddex bilood oo Israel ay weerar ku wadday Marinka Gaza uu dhulkaasi ka dhigay meel aan la degaan ah, iyadoo uu shaqaalaha gargaarka ka dhigay in ay qabtaan “howlgal aan macquul aheyn” oo ay doonayaan in ay ku taageeraan dad ka badan laba milyan oo qof.
Maxay tahay ceelasha shidaal ee Itoobiya ka heleyso dhulka Soomaaliya?
Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cali Xagaa, ayaa shaaca uga qaaday wareysi uu bixiyay xogo xasaasi ah, oo ku saabsan dhulka Itoobiya la siiyay ee Somaliland, heshiiska is afgaradka ahaa ee ku gaareen Addis Ababa, oo ay ku jiraan labo ceel shidaal ah, dhulka la siiyay Itoobiya.
Taliye sare oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Mudug + faahfaahinta dagaalka.
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Cabdi Maxamed Suul-nuug oo ahaa Tiliyihii guutada 18-aad ee ciidanka Gorgor ayaa ku geeriyooday dagaal saakay ka dhacay deegaanka Caad ee gobolka Mudug. Taliyaha ayaa la sheegay in uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaal maanta ka dhacay deegaanka howdka ah ee Jeex jeex oo hoostaga degaanka Caad ee gobolka Mudug. Sargaalkan...
Maxay yihiin qodobada ugu xasaasin Riyadh & Muqdisho ay ka wadahadleen ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo fursadaha maalgashi ee jira maadaama dalkeena laga cafiyey deyntii....
Fadeexo ka jirta Golaha shacabka – mudanayaal isaga maqan fadhiyada.
Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa markale ku celiyay sida uu ugu xun yahay in fasax la’aan ay maqnaadaa xubno ka mid ah Barlamaanka Soomaaliya. Hadal uu maanta ka jeediyay Golaha shacabka ayuu Guddoomiyaha Barlamaanka Golaha shacabka waxa uu ku sheegay in aan sax ahayn in 275 mudane xarunta...
Indian navy rescues hijacked vessel off Somalia: MV Lila Norfolk Iincident.
Indian naval warship INS Chennai successfully launched a helicopter operation and issued warnings to pirates in a dramatic rescue mission off the Somalia coast, saving the hijacked vessel MV Lila Norfolk. Military officials, as reported by the Indian news agency ANI, stated that Indian commandos boarded the vessel near the coast of Eyl in the...
Burcadbadeed si xoog ah lagaga badbaadiyay Markab ay haysteen.
Delhi (Raxanreeb ) Sida ay ku warameen warbaahinta dalka Hindiya ciidanka Kumaandooska dalkaas ayaa badbaadiyay badmaaxayaal saarnaa markab ay xeebaha Soomaaliya ka afduubteen kooxo burcad badeed Soomaali ah. Qoraal ka soo baxay Ciidamada Badda Hindiya ayaa lagu sheegay in la soo badbaadiyay Markabka iyo dhammaan shaqaalihii saarnaa oo tiradoodu dhan tahay 21 qof oo ay...