Month: January 2024

Post

Two vessels freed following Somali pirate hijackings

The rise in pirate activity off Somalia suggests the impact of the Gaza war continues to spread across the region. One Sri Lankan and one Iranian vessel are reported to have been freed following hijackings by Somali pirates. Seychelles forces rescued a Sri Lankan fishing boat on Monday, according to President Wavel Ramkalawan’s office. Meanwhile,...

Post

Tribal allegiances and sports: The impact on inter-state football games in Somalia

The ongoing inter-state football games in Somalia have sparked a heated debate surrounding the nature of the federal states in Somalia and the influence of tribal allegiances. These discussions have brought to light the complexities faced by Somali youth, who find themselves supporting federal states based on their tribal connections rather than their place of...

Q.M “Nabadda iyo Ammaanka Afrika”- Dood adag.
Post

Q.M “Nabadda iyo Ammaanka Afrika”- Dood adag.

NewYork (Raxanreeb )  Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xiisada u dhaxeeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya  ka dib dalab ay dirtay Dowladda Soomaaliya. Golaha amaanka ayaa sheegay in  dhinacyadu looga baahan yahay in ay ilaaliyaan xasiloonida iyo nabadda taas oo daw u ah ammaanka guud ahaan qaarada Afrika. Kulankan...

PAKISTAN : Maxkamad 10 sanno ku xukuntay Imran Khan.
Post

PAKISTAN : Maxkamad 10 sanno ku xukuntay Imran Khan.

Islamabad (Raxanreeb ) Maxkamad si gaar ah loogu saaray Imran Khan ayaa ku xukuntay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan 10 sano oo xabsi ah, waxaa sidaas xaqiijiyey xisbigiisa. Maxkamadan gaarka ah oo lagu sameeyey qaraarada qarsoon ee rasmiga ah ayaa ku dhawaaqday xukunka ay Khan iyo Wasiirkiisii hore ee Arrimaha Dibeda ugu riday xarigga 10ka...

Tartanka Cayaaraha :  Ma is- dhaxgal bulsho ama awoodsiin Qabiil ?
Post

Tartanka Cayaaraha :  Ma is- dhaxgal bulsho ama awoodsiin Qabiil ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay tartan kubadda cagta ee gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyada kaas oo ay ka maqnayeen maamul goboleedyada Puntland iyo koonfur Galbeed. Maqnaanshaha labada maamul goboleed ayaa macna tiray markii horeba ,  tartanka waxaana intaas dheer intii uu socday in dadka ay  u kala baxeen qabiilo ilaa ...

MW Xasan muxuu u sababayeey inuu adkaan doono xiriirka Afrika & Roma?
Post

MW Xasan muxuu u sababayeey inuu adkaan doono xiriirka Afrika & Roma?

Roma (Raxareeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu adkaan doono xiriirka Afrika iyo Taliyaaniga loona baahan yahay in la yimaado qorshihii ku hagaagi lahaa. Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka qayb galaya shirka Taliyaaniga iyo Afrika ayaa sheegay in wali ay jirto dal jecel inuu ku xad gudbo dal kale taasna ay keeni...

DENI oo laga sugayo xukuumad cusub & su’aallo la is waydiinayo.
Post

DENI oo laga sugayo xukuumad cusub & su’aallo la is waydiinayo.

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntlland ee dhawaan lagu caleemasaaray magaalada Garoowe ayaa bilaabay la tashiyo la xiriira dhismaha xukuumad cusub oo bedeli doonta tii hore. Xarunta  madaxtooyada Garoowe waxaa ka soconayay 24-kii saac ee la soo dhaafay shirar kala duwan ee madaxwaynaha maamulkaas uu la lahaa la- taliyaashiisa iyo xubnaha ku dhaw. Saciid Deni...

Sirdoonka Afrika oo  ka hadlay khatarta gobolka- Soomaali  baa qayb ka ah
Post

Sirdoonka Afrika oo  ka hadlay khatarta gobolka- Soomaali  baa qayb ka ah

Mambasa (Raxanreeb)  Magaalada Nairobi  ee  dalka Kenya  waxaa  ku qabsoomay  shir looga hadlayay arrimaha amniga wadamada Bariga Afrika , kaas oo ay ka qayb galeen dalal ay ku jirto Soomaaliya. Waxa uu ka dhacay shirkan magaalada Mambasa ee dalka Kenya halkaas oo xubnaha ay isku waydaarsadeen xogaha la xiriira arrimaha amniga Qaaradda. Madaxda ka qaybgalaysa...

Xasan Sheekh oo war kasoo saaray guushii Galmudug
Post

Xasan Sheekh oo war kasoo saaray guushii Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay xulka Galmudug, iyo taageereyaashooda, guushii galabta ay ka gaareen dhiggooda Hirshabeelle, ciyaaraha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, oo maanta Muqdisho, kusoo idlaatay.