Poland ayaa sheegtay Axadda maanta ah in ay Ruushka ka dalban doonto in uu sharxo “xadgudub cusub oo hawada sare ah” ka dib markii gantaal Ruushka laga leeyahay uu kusoo xadgudbay hawada dalkan ka tirsan NATO qiyaastii 2 kiiloomitir subaxnimadii Axadda maanta ah ka hor inta uusan ku laaban Ukraine, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Poland.
Day: March 24, 2024
FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.
Garoowe (Raxanreeb ) –Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in madaxwaynihii dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed uu tago magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in shirka Garoowe ee Madaxwaynayaasha hore ee dalka Shariif iyo Farmaajo marnaba hortaagi karin in wax laga bedelo...
Maxaa keenay xil ka qaadista Sufurow ?
Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cabdullaahi Maalin Sufurow, isaga oo u magacaabay mas’uul cusub oo beddalaya xilkaasi.
Farmaajo oo shaaciyay in uu tagi doono Laascaanood
Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadda ku sugan Garoowe ayaa shaaca ka qaaday in uu dhowaan tagi doono deegaannada maamulka kuleem gaarka ah, ee SSC-Khaatumo.
NUXURKA :Warsaxaafadeed si wada jir ah ay u soo saareen Farmaajo & Shariif
Garoowe (Raxanreeb )- Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ku soo dhamaaday shir hal maalin socday kaas oo u dhaxeeyay Madaxwaynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & madaxwaynaha Puntland Saciid Deni. Shirka waxaa diirada lagu saaray , ayaa diiradda lagu saaray marxaladda dalka iyo arrimaha siyaasad ahaan la isku haayo, sida...
Guudlaawe oo bedelay Guddoomiyihii Hiiraan & xiisad wali kacsan.
Beledwayne (Raxanreeb )- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa isbeddel ku sameeyay Maamulka gobalka Hiiraan ee Hirshabeelle. Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Hiiraan, iyadoo isla wareegtada lagu magacaabay gudoomiye cusub. Cadulaahi Axmed Maalin Sufurow oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa xilka laga qaaday...





