Month: April 2024

SOYAALKA Imaaraatka uu ku leeyahay  mahadhooyinkii dalka ka dhacay.
Post

SOYAALKA Imaaraatka uu ku leeyahay  mahadhooyinkii dalka ka dhacay.

Doha (Raxanreeb )- Soddonkii sano ee ina dhaafay xiriirka Imaaraatka iyo Soomaalidu marxalado kala geddisan ayuu soo maray. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏𝐚𝐚𝐝: Daneyn la’aan ay weheliso inyar oo kaalmo bani’aadanimo ah iyo fududeynta dhaqdhaqaaqyada ganacsi. 𝟏𝟗𝟗𝟏/𝟐𝟎𝟎𝟎. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟐𝐚𝐚𝐝: Danayn la’aan ay la socoto in colaadda Soomalida dhexdooda fursad ay kusii dabadheeraato la siiyo. Waa niyad xumi ku...

WARCUSUB :  Askar ku  waxyeelowday qarax  ka dhacay magaalada Muqdisho .
Post

WARCUSUB :  Askar ku  waxyeelowday qarax  ka dhacay magaalada Muqdisho .

Muqdisho (Raxanreeb ) – Ciidamo ka tirsan  Dowladda Soomaaliya ayaa qarax maanta lagula eegtay degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugan. Qaraxa waxa uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso – waxaana lala eegtay qaar ay saarnaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya oo wada maryay. Wararka hordhaca ah ee...

MW Xasan Sheekh oo gaaray degmo kaabiga ay ku hayaan AS.
Post

MW Xasan Sheekh oo gaaray degmo kaabiga ay ku hayaan AS.

Xarardheer (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug halkaas oo laga saaray kooxd AS. Degmada Xarardheere  ee uu Madaxwaynaha gaaray maanta waxaa cabsi badan laga qabay in ay weerar ku soo qaadaan kooxda Al- Shabaab oo markii hore laga fara maroojiyay. Ammaanka ayaa si...

Beesha Caalamka :  Khilaafka Dastuurka halagu dhameeyo wada- oggol.
Post

Beesha Caalamka :  Khilaafka Dastuurka halagu dhameeyo wada- oggol.

Muqdisho (Raxanreeb )- War ka soo baxay dalalka saxiibada ah ee caawiya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga hadlay , wax ka bedelka Dastuurka ee murankiisa uu ka taagan yahay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayay ugu baaqeen dhammaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya in geeddi-socod loo...

Mucaaridka Turkiga oo guulo ka gaaray doorashooyinka dowladaha hoose
Post

Mucaaridka Turkiga oo guulo ka gaaray doorashooyinka dowladaha hoose

Ankara (Raxanreeb )-Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guud ahaan 81-ka gobol ee dalkaasi. Xisbiga CHP ayaa dib ugu guuleystay guud ahaan magaalooyinka Istanbul, Ankara iyo Izmir, sidoo kalana ka fara-maroogsaday xisbiga talada haya ee AKP magaalooyin uu aad ugu xooganaa isla markaana...

Safarka MW Xasan  ee Galmudug : Dhoolatus dagaal ama isbedel ciidan ?.
Post

Safarka MW Xasan  ee Galmudug : Dhoolatus dagaal ama isbedel ciidan ?.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale dib ugu laabtay deegaanada maamulka Galmudug ka dib markii uu hakad galay dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab. Madaxwaynaha ayaa la sheegay in ujeedka ugu wayn ee Galgaduud ay tahay sidii loo sii ambaqaadi lahaa dagaalka  , ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab. Saraakiisha  Ciidanka...