Opposition leader Raila Odinga has called for thorough investigations into the helicopter crash that killed Chief of Defence Forces General Francis Ogolla and nine other military officers. Speaking at Ulinzi Sports Complex in Lang’ata, Nairobi during military honours and memorial service on Saturday, Raila said the investigations should establish why the helicopter came down. “Because...
Month: April 2024
Somaliland oo ka carootay war ka soo baxay dalalka G7
Hargaysa (Raxanreeb )- War qoraal ah oo ka soo baxay xukuumadda Somaliland ayaa lagu sheegay in wax laga xumaado ay tahay hadalkii ka soo yeeray dalalka G7 oo ay ku soo fara galiyeen heshiiska ay wada gaareen Somaliland iyo Itoobiya. Waxa lagu sheegay warka ka soo baxay Somaliland in warka ka soo yeeray G7 uu...
The Turkish government announced the doubling of oil drilling in Somalia.
Turkey’s Minister of Energy and Natural Resources Alparslan Bayraktar, expressed hope for the successful execution of the DFS-Turkey agreement on cooperation in oil exploration and production in Somalia reached last month in a special interview with Turkish media on Friday, NTV. The Turkish Minister of Energy and Natural Resources said that oil drilling off Somalia’s...
Maxkamadda Racfaanka oo maanta dhageysaneysa Kiiska ninkii xaaskiisa ku gubay.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Maanta oo Axad ah waxaa maxkamada gobolka Banaadir u fariisatay , eeda loo haysto Sayid Cali oo loo haysto dilka xaaskiisa waxaana hore maxkamada gobolka Banaadir ugu soo xukuntay dil toogasho. Waxaa ku sugan Maxkamada racfaanka ehelada labada dhinac oo dhagaysanaya sida ay u socoto maxkamadaynta Sayid Cali. 45- maalin ka hor...
Mareykanka oo Qorsheynaya in Canaqabateyn Lagu Soo Rogo General Xamdan.
Muqdisho (Raxanreeb )- Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Wakiilada iyo Senate-ka Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweyne Biden inuu go’aan ka gaaro in cunaqabateyn lagu soo rogo Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan ah iyo taliyahooda, Maxamed Xamdaan Dagaalo. Sidoo kale guddiga waxay general dagalo iyo maleeshiyaadka uu huggaamiyo ku eedeeyeen xad-gudyo ka dhan ah xaquuqda...
Maxaa keenay dib u dhaca shirka madasha wadatashiga Qaran ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo sabti waxaa lagu waday in magaalada Muqdisho uu ka qabsoomo shirka madasha wadatashiga Qaran kaas oo ay ka qayb gali lahayeen hoggaamiyaasha maamul goboleedyada dalka. Shirkan waxaa ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaaana ujeedka uu ahaa ka hadlid arrimo dhawr ah oo ku quseeya xaaladda dalka. Sida...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in magdhaw la siiyo dadka la addoonsaday
Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, Volker Türk ayaa ku baaqay in waddamada ku lugta lahaa ay qaadaan tillaabooyin la taaban karo oo magdhow lagu diinayo, dadka asal ahaan ka soo jeeda Afrika ee la addoonsaday ama addoonsi ahaan looga ganacsaday.
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Dab-damiska Muqdisho
Xaafadda Dab-damiska ee degmada Wadajir, ayaa maanta degantahay xaaladdeeda halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka taagneyd xiisad u dhexeysay dadka deegaanka iyo Booliska oo doonayay in ay kabarakiciyeen dadkaasi.
Soomaaliya oo mar kale diidday inay wadahadal la furto Itoobiya
owladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in Itoobiya ay wadahadal la gasho ilaa Addis Ababa ay "waxba kama jiraan" kasoo qaadeyso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay la gashay Somaliland, sida lagu shegay bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.
Laba daran mid dooro Extension aan xadidneyn & Teendhadii Afisiyooni.
Muqdisho (Raxabreeb )- Shirkii Madasha Maamul Goboleedyada, Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir ee bartamihii sanadkii hore dhacey waxay dhinacyadu ku heshiiyeen 12 qodob oo midna aan dhaqangelin: 30ka June 2024 iyo bisha November 2024 ma jiraan ifafaalo doorasho dadweyne kaga qabsoomi karaan degmooyinka & maamulada dalka. Waa cadeyn extension hor leh oo haddana aan...







