Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wafdi Saraakiil ah oo ka socday ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Özel Harekat ayaa maanta booqasho ku tagay Xerada ciidanka Haramcad ee General Farxaan Mohamoud Qaroole. Booqashadan ayaa qayb ka ahayd xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo wada-shaqeynta ciidanka gaarka ah ee labada dal. Wafdiga ayaa kulan miro-dhal ah la...
Month: May 2025
Muqdisho: Askari qof shacab ah u dilay “maxaad ii fiirisay”.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari katirsan ciidanka dowladda oo qof shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho. Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay degmada Waaberi, waxaana lagu sheegay sababta askariga uu u dilay qofka shacab ah u dilay ay aheyd oo kaliya “maxaad ii soo fiirisay”. Marxuumka geeriyooday oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xidigaha kubada cagta Afrika
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo ah Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cameroon, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha oo booqasho taariikhi ah ku timid dalka. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay xidigahan booqashada ay ku yimaadeen dalka, taas...
Xaaladda caafimaad ee Suudaan oo laga deyrinayo
Suudaan ( Raxanreeb Online) Guddiga Badbaadinta Caalamiga ah ayaa ka digay in dalka Suudaan ay dagaalladu halakeeyeen uu “ qarka u saaran yahay ” masiibo caafimaad oo soo wajahda dadweynaha dalkaas, iyadoo daacuunka iyo cudurrada kale ee dilaaga ah ay sii baahayaan. Muddo hal todobaad ah oo kaliya, wasaaradda caafimaadka ee Suudaan ayaa diiwaangelisay 172...
Dowladda federaalka oo shaaciyay in duqeymo ka fulisay gobolka Jubbada Hoose
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Dowladda federaalka Somaaliya, ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay deegaanka 40km, dhanka waqooyiga kaga began magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Bayaan kasoo baxay dowladda federaalka, ayaa lagu xaqiijiyay in duqeyn lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen kooxda Al-shabaab. Sidoo kale bayaanka, ayaa lagu sheegay in...
Ruushka oo Trump ku tilmaamay in uu iska ‘qiirooday’ kaddib markii uu ‘waalli’ ku sheegay Putin
Ruushka ( Raxanreeb Online) Sanadkii hore, Donald Trump wuxuu ballan qaaday inuu dagaalka Ukraine ku joojin doono “24 saacadood” gudahood. Usbuucii tegay, wuxuu sheegay in arrintaasi aysan xallismi doonin ilaa isaga iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay si fool-ka-fool ah isu arkaan oo ay si wadajir ah uga wadahadlaan. Isniintii, mowqifkaasi wuu isbeddelay. Kadib markii...
Ciyaartooy caan ah oo maanta ku soo wajahan Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho, ay soo garaan wefid heer sare ah oo ka socda xiriirka kubadda cagta Adduunka, Afrika ee FIFA iyo CAF. Wefdigan waxaa qeyb ka ah ciyaartooy caan ka ah caalamka, kuwaasi oo kala ah Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor iyo Jay-Jay Akocha, wefdigan ayaa la sheegay...
RW Xamsa oo kormeer ku tagay wasaaradda Awqaafta
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, ayaa sheegay in Wasaaraddani ay tusaale u tahay isku tashiga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dib-u-dhiska iyo horumarinta xarumaha dowladda. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa ku bogaadiyey Madaxda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, hoggaaminta wax-ku-ool ka...
Ciidanka Xoogga oo ku sii dhowaanaya deegaannada Afarta Tuulo
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa saaka dhowr jiho kaga sii dhowaanaya deegaannada lagu magacaabo Afarta Tuulo, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada huwanta ah ayaa hadda wax ka yar 5km u jira degmada Masaajid Cali Gaduud, halka ay sidoo kale ku sii siqayaan deegaannada Ceel Baraf, Miirtaq,...
Xildhibaano ka horyimid mooshin looga jarayo $500 oo mushaarkooda ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xubno kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka horyimid mooshin la keenay fadhiga Baarlamaanka Sabtidii, kaasi oo ahaa in xildhibaanada mushaarkooda laga jaro $500 bil kasta. Guddoomiyaha ayaa lacagtaasi ku sheegay in looga talagalay in lagu taageero ciidanka Macawiisleyda Hiiraan oo dagaal adag kula jira kooxa Al-shabaab. Xildhibaan Cabdirashiid Jiley iyo...









