Masuul ka tirsan maamulka degmada Kaxda oo dil ka badbaaday.

Masuul ka tirsan maamulka degmada Kaxda oo dil ka badbaaday.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax nooca miinada soo boodada ah ayaa ka dhacay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Sida ila xog ogaal ah ay sheegeen qaraxa ayaa lala eegtay Xoghayaha Degmada kaxda Ibraahim Muxiyadiin Macow xili uu marayay isbitaalka Meersi waaxda koobaad ee jeneraal liiq liiqato .

Ma cada qasaraha soo gaaray xogayaha iyo Ciidamadii la socday.

Maamulka degmada oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday in wax faahfaahin ah xilligan ay ka bixiyaan khasaaraha ka dhashay qarax.

faah faahinta la soco.

Www.raxanreeb.com.

Leave a Reply

Your email address will not be published.