Alle ha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Abshirow ayaa la dhashay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabk
Month: November 2022
UAE and Egypt recruiting and training secret Somali forces
Among those housed at Mogadishu's Damanyo barracks is the younger brother of Mustafa Abdullahi.
Madaxweyne Laftagareen abaabul dagaal ayuu ka wadaa gobolka Bakool.
Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool waxaa ka socda u diyaar Garowga Howlgallo ka dhanka ah Al-Shabaab
FAALLO : Dhaliilaha amni ee jira & habacsanaanta Hay’adda NISA.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay TV –ga Dalsan ee fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa shaki galiya
Sidee Dowladda Soomaaliga uga hadashay dagaalkii ka dhacay Qaayib ?
General Caanood ayaa sidoo kale warbaahinta Qaranka u sheegay inay khasaaro gaarsiyeen kooxda Al-Shabaab.
Waa kuma Wiilka dhallinyarada ah ee lagu dilay Muqdisho ?
Dilka wiilkan dhallinyarada ayaa warar horudhac ah oo soo – baxaya waxa ay sheegayaan in salka ku hayo dhac koox hubaysan ay la damacsanayeen marxuumka.
Cali Guudlaawe “deegaanadii laga xoreeyay Shabaab dadka ku nool waxay ahaayeen Maxaabiis cml”
Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saacadihii lasoo dhaafay kormeer ku maray deegaanadii laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Farxaan Jimcaale oo warbaahinta ku qaaday weerar tabinta warar Al-Shabaab
Weriyaasha Soomaaliyeed ayaa kulan duco ah magaalada Muqdisho ugu sameeyay Maxamed Ciise Koonaa iyo Cabdullahi Jaamac oo ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday qaraxyadii Soobe 2.
Shirka Cimilada Adduunka oo maalintii labaad ka socda Sharm El-Sheikh.
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya hoggaamiyaal kala matalaya in ka badan 120 waddan oo dunida ah.
Cali Guudlaawe ‘’ Inta aan ka gudubno Hiiraan ayaan gaari doonaa Ceeldheer‘’
Madaxweynaha HirShabeelle ayaa sheegay in deegaanadii uu soo maray uu ku soo arkay xaalado aad u liita

