Waxa lagu soo waramayaa in dagaalka xoogiisa uu ka dhacay maanta deegaan u dhaxeeya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Month: November 2022
BIRMAGEYDO : Ficilada Macwiislayda & Jawaabta Dowladda.
Hadalo uu jeediyay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte oo safka hore kaga jira dagaalka Al- shabaab
XOG : Duulaanka Degmada Ceelbuur Maxaa helay ?
Ciidanka Beesha Murusade ee u baxay in ay duullaan ku qaadaan degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri iyo deegaanada hoostaga
Cali Yare Cali ‘’Waxa la qarxiyay gaarigayga waase ka badbaaday‘’
Warar horudhaca ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxan lala eegtay qaari uu lahaa Guddoomiyaha amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali.
Nuxurka hadaladii MD Xasan ka jeediyay shirka Jaamacadda Carabta
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka codsay dalalka Jaamacadda Carabta gacansiina dadka saamaynta
Abay Ahmed miyuu soo afjaray colaadii gobolka Tigray?
Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo, oo garwadeen ka ahaa heshiiskan ayaa isna sheegay in heshiiska uu bilow u yahay hannaan
MUQDISHO : Qaraxyo laga sii digayay maalin ka–hor oo dhacay .
Dhawr goobood oo ay ku jirto degmada Dayniile ayaa ka mid ah meelaha lagu sheegay in bartilmaameedku uu yahay Ururka Al- Shabaab
Xubno Al –Shabaab lagu toogtay markale magaalada Muqdisho.
Fagaaraha lagu toogtay labadaan ruux waxaa ku sugnaa saraakiil sare oo ka tirsan maxkamadda iyo ciidamada ammaanka oo xukunka dilka ku fuliyey raggaasi.
QM oo canbaareysay qaraxyadii ay ku dhinteen ku dhowaad 125 qof ee Soobe
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay si adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ku dhawaad 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa ay sheegeen in ay aad uga xun yihiin, isla markaana ay tacsi u direen ehelada dadkii ku dhintay, shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwii ku dhaawacmay
Dowladda Jabuuti iyo Turkiga oo maanta keenaya gargaar caafimaad Muqdisho
Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho ay gurmadyo Caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyaan dowladaha Jabuuti iyo Turkiga oo kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya



