Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa kormeer ku tegay xerada ciidanka kumaandooska Danab ee duleedka magaalada Kismaayo, halkaas oo fariin culus uu uga diray dhalinayarada weli ka barbar dagaalameysa kooxda Al-Shabaab.
Month: November 2022
Dib ayaa loo dhigay kulankii wada jirka ahaa ee labada gole BFS.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dib ayaa loo dhigay kulankii wada jirka ahaa ee labada gole BFS. Fariintaan ayaa loo diray XildhibaanadaDhammaan xildhibaanadda Golaha Shacabka BJFS waxaa lagu wargelinayaa in kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole BFS dib loo dhigay. Guddoonka labada gole ayaa dib ka soo sheegi doona fadhiga xiga. Arrintan ayaa salka ku haysa...
Rasaas saaka laga maqlayo Hotelka Villa Rose ee ku dhaw ee u dhaw Madaxtooyada Soomaaliya.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Al- Shabaab ayaa weerar ku qaatay oo gudaha u gashay Hotelka Villa Rose oo kaabiga ku – haysa Madaxtooyada Qaranka ee Muqdisho , halkaas oo si aad ah loo adkeeyo Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo afjartay weerarka Al- Shabaab ay ku qaatay Hotelka , halkaas oo ay...
Booliska Soomaaliya ” Waxaa socda howlgal lagu soo afjarayo weerarka ka socda Hotelka Villa Rose ee Muqdisho “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa wada hawlgal lagu soo afjarayo weerarka kooxda Al- Shabaab ku qaaday Hotelka Villa Rose ee kaabiga ku haya Madaxtooyada. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in goobta laga badbaadiyay dad isugu jira Shacab iyo masuuliyiin kale. “Caawa fiidkii ayaa koox Khawaarij ah waxay weerareen Hoteel...
Wasiirka Amniga Doodishe oo ku dhaawacmay qaraxa lagu weeraray Villa Rosa iyo Wasiir Aw – Xirsi oo ka badbaaday.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in caawa kuu ku dhaawacmay wasiirka amniga gudaha weerarka la rumaysan yahay in kooxda Al- Shabaab ay ku qaaday Hotelka Villa Rose ee ku dhaw Madaxtooyada. Waxaa la sheegay in wasiirku waxyeelo Ka soo gaartay lugta balse lama oga in jab tahay &...
DEG DEG: Qaraxyo ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Somalia & Aaga Godka Jilocow.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Qaraxa laga maqlay Muqdisho gaar ahaan aagga Villa Rossa ee ku dhaw godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararka horudhaca ah weerarka lagu qaaday Guriga Mukhtaar Roobow oo ah Wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Rasaas xoogan iyo qarax kale ayaa goor dhow laga maqlay goobtaas lamana oga illaa...
Ciidamada DF oo qabsaday deegaano katirsan Shabeellaha Dhexe
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dib u xureenta degaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Degaano katirsan gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo bilihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.
Askar ku waxyeelowday qarax ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Duhurnimadii Maanta Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo soo xir xiray Dad shacab ah oo laga rabay sida la tilmaamay Canshuurta Guryaha ayaa Miinnada Dhulka lagu Aaso kula Qaraxday Lawaanjada Mahad-Alle. Dadka shacabka ah ayaa la sheegay in lagu daad-gureeyay Laba Gaari oo kuwa Raaxada ah iyo Gaari Booliis ah lamana...
Galmudug: Odayaal isku soo dhiibay Ururka Al-Shabaab
Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Odayaal kasoo jeeda deegaannada Cadaado iyo Baxdo oo ka mid ah, gobolka Galgaduud ay u goosteen deegaanka Camaara oo gacanta ugu jira Ururka Al-Shabaab halkaas oo ay kaga mid noqodeen Al-Shabaab
Sawirro: DF iyo Imaaraadka oo kawada hadlay taageerada Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Cabdalla Bin Zayid ayaa qaabilay Dhiggiisa Soomaaliya Abshir Haruuse.
