Month: December 2022

Post

Argentina oo ku guuleystay Koobka Adduunka

Doha ( Raxanreeb ) Xulka Argentina ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka kadib markii ay rigoorayaal 4-2 ku garaaceen xulka difaacanaya koobka ee France, kadib markii ay barbaro 3-3 ah ku kala baxeen waqtigii dheeriga ahaa. Goolhayaha Argentina Emiliano Martinez ayaa rigoore ka badbaadiyay Kingsley Coman, halka Aurelien Tchouameni uu bannaanka mariyay, taasoo keentay in Argentina...

Post

Heegan la galiyay ciidanka Kambala si looga hortago weerar la mid ah kii 2010 ee Finalka Koobka Aduunka.

Kambala ( Raxanreeb ) Booliska dalka uganda ayaa dadka ugu baaqay iney taxadaraan waqtiga daawashada ciyaarta finalka koobka aduunka iyadoo la xasuusto weerarkii ay al-shabaab ka fuliyeennmagaalada kampala finalkii koobka aduunka ee 2010. Masuuliyiinta goobaha cayaaraha laga daawado ayay ugu baaqeen iney booliska ku wargaliyaan dhaq dhaqaaqyada ay ka shakiyaan. Waddooyin badan oo caasimadda Uganda...

Post

Xukuumada Soomaliya oo ku dhawaaqday Kacdoon ka dhan ah Musuq- Maasuqa

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, ayaa caddeeyay in xukuumaddu ay biliaabeyso kacdoon lagula dagaalayo Musuq-maasuqa si sare loogu qaado hufnaanta iyo isla-xisaabtanka. Mudane Xamse ayaa munaasabadda ka...

9 is burin oo ku jirtay wareysiga Xasan Sheekh ee Al-Jazeera.
Post

9 is burin oo ku jirtay wareysiga Xasan Sheekh ee Al-Jazeera.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu ku dhiiqooday waxaa toddobaadka dhammaaday ka qaaday telefishanka Al-Jazeera English kaasoo ku jira Youtube. Qormadan waxay soo koobeysaa arrimaha is burinta ah eek u jiray wareysigan: Soomaaliya weli waxaa ka socda xadgudubyo waaweyn oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ay ka mid yihiin...