Month: December 2022

Post

Degmada Aadan- Yabaal oo Dowladda si buuxda ula wareegtay.

Jowhar ( Raxanreeb ) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kooxaha Macwiislayda lagu soo waramayaa in si buuxda ay ula wareegeen degmada Aadan Yabaal, kadib maalmo ay ku sugnaayeen banaanka magaalada. Waxaa lagu soo waramayaa in ciidanka Dowladda iyo kooxaha kacdoonka wax dagaal ah halkaas kula galin kooxda Al- Shabaab. Sarkaal ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa...

Post

Gabi ahaan waxaa la xiray goobaha ganacsiga ee Maka Al- Mukarama & sababta

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maanta waxa xiran mehradaha iyo dukaamada ganacsi ee ku yaala wadada u dhaxeysa isgoysyada Sayidka iyo Dabka ee magaalada Muqdsho. Ganacsatada ayaa ka cabanaysa inay waayeen cid wax ka iibsata kadib markii ciidamada amaanku xireen isu socodka gaadiidka wadada hormarta xarumahooda ganacsi. Wadadan ayaa muddo ku dhaw bil, waxay ciidamada dawladdu...

Waa kuwee seddaxda ilma adeer ee uu – u xiran yahay Xoghayaha SJS Abdalle Ahmed Muumin ?
Post

Waa kuwee seddaxda ilma adeer ee uu – u xiran yahay Xoghayaha SJS Abdalle Ahmed Muumin ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho  ka dhacay kulan- ay isugu yimaadeen Ururrada Warbaahinta ,  suxufiyiinta , agaasimayaasha   iyo  maamulada warbaahinta dalka  ee ka howlgala Muqdisho. Kulankan ayaa looga hadlay sida Dowladda Federaalka  ay isugu dayayso  caburinta suxufiyiinta Soomaaliyeed , iyo xarigga Xoghayhaha Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS Abdalla Ahmed Muumin oo...

Post

Maxaa ku soo kordhay kulankii MD Xasan & Guddiga joogta ah ee Golaha Shacabka ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu uga warbixiyey halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa xusay in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay udub-dhexaad u yihiin qorshaha dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, maadaama ay...

Post

Xogta kulanka caawa ee u dhaxeeya MD Xasan Sheekh & Guddiga joogta ee Golaha Shacabka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) waxaa caawa isha lagu wada hayaa kulanka u dhaxeeya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxanuud iyo Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Soomaaliya. Kulankan waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaan doono sida xogta aan ku helnay Guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Kulankan ayaa daba socda mooshino dhowr ah oo la...