Day: January 17, 2023

Home » Archives for January 17, 2023
MD Xasan Sheekh ”Dadka reer koonfur Galbeed waa in iyaga is xaliyaan”
Post

MD Xasan Sheekh ”Dadka reer koonfur Galbeed waa in iyaga is xaliyaan”

Baydhabo ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed in ay ilaashaadaan dowladnimada, nabadda iyo wadajirka heer dowlad-goboleed. Madaxweynaha ayaa xusay in dadka Soomaaliyeed ay ka daaleen colaad sokeeye, iyadoo wixii soo dhacayey 30kii sano ee...

WARBIXIN : Muhiimadda Degmooyinka Xarardheere, Ceeldheer ,Galcad & ay  u leeyihiin DFS.
Post

WARBIXIN : Muhiimadda Degmooyinka Xarardheere, Ceeldheer ,Galcad & ay  u leeyihiin DFS.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 15 sanno ka dib  gacanta kooxda Al- Shabaab ka saartay degmooyin iyo deegaano dhaca gobolada Mudug , galgaduud kuwaas oo ah magaalooyinka istaraateji ah marka la barbardhigo deeganadii kale ee hore  Dowladda uga saartay Al- Shabaab. Degmooyinka Xarardheere, Galgacad , Ceeldheer ayaa ka mid ah meelaha muhiimka ah...

Shaqaallaha Wasaaradaha Dowladda oo loo fasaxay cabsi amni.
Post

Shaqaallaha Wasaaradaha Dowladda oo loo fasaxay cabsi amni.

Muqdisho (Raxanreeb )  Maanta oo Talaada ah waxaa la fasaxay inta shaqaallaha Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka  ka dib markii ay soo baxeen cabsi ku saabsan dhanka amniga. Ilo- xog ogaal ah oo ku sugan Wasaaradda amniga ayaa RBC u sheegay in shaqaallaha wasaaradda lagu amaray in guryahooda ku laabtaan kuwa soo xaadirina loo sheegay in...

Post

Aqalka Cad iyo Waraaqaha sirta ah ee laga helay guriga Biden: ‘Ma hayno diiwaanka guriga Biden ee Delaware’

Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa sheegay Isniintii inaanu jirin wax ku saabsan ‘diiwaanka martida’ oo yaalla guriga madaxweyne Joe Biden ee ku yaalla gobolka uu ka soo jeedo ee Delaware. Arrintan ayaa daba socotay, ka dib markii uu mudane ka tirsan xisbiga Jamhuurigu uu codsaday in lala wadaago diiwaanka martida booqatay guriga Madaxweyne Joe Biden ee ku yaalla Delaware, halkaas oo laga helay waraaqo sir ahaa oo dawladdu lahayd.

Dowladda ‘’ Si rasmi ayaa loola wareegay Ceeldheer ‘’
Post

Dowladda ‘’ Si rasmi ayaa loola wareegay Ceeldheer ‘’

Ceeldheer (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaarayo degmada Ceeldheer ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta degmada oo ay horay ugu sugnaayeen ururka Al-shabaab. Sida aan wararka ku helnay ciidanka huwanta ah ayaa xalay ku hoyday duleedka degmada Ceeldheer, ciidanka ayaana saakay gudaha u galay....

Shirka Dib u Heshiisnta KGS oo Baydhabo ka furmay & shirar siyaasadeed oo halkaas ka socda.
Post

Shirka Dib u Heshiisnta KGS oo Baydhabo ka furmay & shirar siyaasadeed oo halkaas ka socda.

Baydhabo ( Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxa magaalada – Baydhabo ee gobolka Baay , ka furmaya shirka dib u heshiisiinta koonfur Galbeed , kaas oo ay isku arki doonaan masuuliyiinta maamulka hadda jira iyo xubnaha mucaaradka. Shirkan waxaa ka qayb- galaya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray magaalada Baydhabo...