Beledwayne (Raxanreeb ) Ciidanka amniga maamulka magaalada Beledwayne ayaa howlgal saacado badan qaatay waxa ay ka sameeteen xaafadaha magaaladaas. Ujeedka howlgalka ayaa lagu sheegay in ay tahay si loo xaqiijiyo amniga xaafadaha magaalada ka dib markii la sheegay in suurtagal ay tahay in falal amni darro ay ka dhacaan halkaas. Saraakiisha maamulka magaalada Beledwayne ayaa...
Month: January 2023
Dowladda Federaalka ‘’ 40 Al- Shabaab ah ayaa lagu dilay Mudug ‘’
Xarardheere (Raxanreeb ) War ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Dowladda iyo kooxaha deegaanka ay qaadeen howlgal gaar ah oo ka dhan ah kooxda Al- Shabaab Waxa la sheegay in howlgalkan oo ahaa mid qorshaysan la beegsaday xubno Al- Shabaab ah kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Beer Faarax oo dhaca...
Madaale oo booqday dad ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Gobolka
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar ugu maqnaa Dalka Kuwait ayaa maanta dib ugu soo noqday Magaalada Muqdisho kaddib weerarkii lagu qaaday xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.
Uganda oo xirtay 20 taageereyaal Arsenal kaddib guushii United
Koox ka kooban 20 dhallinyaro taageereyaal Arsenal ah oo u dhashay dalka Uganda kuwaas oo u dabaal degeyay guushii kooxdoodu ka gaartay Manchester United Axaddii ayaa lagu xiray magaalada Jinja ee dalkaasi.
WARBIXIN | Qorshaha NISA weerarkii xarunta gobolka Banaadir ka dib !!!
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dhaliil iyo dulduleelo amni ayaa soo baxaya ka dib weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ka fuliyeen xarunta maamulka gobolka Banaadir. In maalin cad gudaha kooxda Al- Shabaab u galaan xarunta gobolka Banaadir oo ah meel aad loo ilaaliyo ayaa keentay in laga shakiyo heerka amni ee caasimadda. Hay’ ada NISA oo...
Cumar Cabdulle Jacfaan ” Waa in la baaraa weerarkii Gobolka Banaadir “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyihii hore degmada Huriwaa ayaa sheegay in si deg deg ah baaritaan loogu sameeyo weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen xarunta gobolka Banaadir. Cumar Jacfaan ayaa sheegay in suurtagal aysan ahayn in xubno ka tirsan Al- Shabaab gudaha u galaan xarunta maamulka gobolka Banaadir oo ay shaqo ka socotay. Guddoomiyihii...
Duqeyn ka dhacay deegaano hoos yimaada Xarardheere.
Xarardheere ( Raxanreeb ) duqeymo xoogan ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo isniin ah in ay ka dhaceen deegaano hoos yimaado degmada Xarardheere ee gobolka Muddug. Deegaanka Caad ayaa lagu soo waramayaa in duqeymahan ay ka dhaceen halkaas oo la sheegay in ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab. Wakaalada Wararka SONNA ayaa sheegtay in...
Dowladda Soomaaliya oo si xooggan u cambaareysay Sweden
Dowladda Soomaaliya ayaa ku cambaareysay Sweden inay xagjiriin dalkeeda ku sugan u ogolaatay inay nuqul ka mid kitaabka qur’aanka kariimka ku gubaan dibadbax ka dhacay magaalada Stockholm.
Sheekh Soomow: “Dadka fikirka Alshabaab keeney ee mas’uulka ah inta ayay fadhiyaan waa inay Towbadkeenaan”.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Isagoo maanta oo Isniin ah ka hadlayay shirka culuma’udiinka Soomaaliyeed ayaa Sheekh Soomow waxa uu sheegay in ay adag tahay in lala dagaalamo fakarka Xagjirka ah. Waxa uu sheegay Soomow in dadkii lahaa faafinta fakarka xagjirka ah ay ku jiraan Dowladda Soomaaliya sidaas oo ay tahayna ay adag tahay dagaalkaas sida...
Guddomiye Madaale” Weerarkii shalay inagama niyad jebin doono shaqada aan u heyno shacabkeena”
Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo si deg deg ah dalka dib ugu soo laabtay ayaa booqday qaar ka mid ah isbitaalada Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan dhaawacyada shacab waxyeelo kasoo gaartay weerarka kooxda Al- Shabaab ay shalay kusoo qaadeen Aqalka Dowladda Hoose ee...

