Month: February 2023

Post

Da’ud Aways ‘’ In ka badan 200 oo Al- Shabaab la dilay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan kooxda Al- Shabaab ay – ku dileen howlgal gaar ah oo ka dhacay gobolada dalka. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in hoggaamiyaal sar-sare oo kooxda ka tirsan Al- Shabaab. Afar maamul goboleed ayuu sheegay Wasiirka in howlgallada laga sameeyey, kuwaas...

Post

Beesha Caalamka ‘’ Hala joojiyo dagaalka Laascanood ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool waxaa wali waxaa ka sii socda rabashadaha salka ku haya diidmada dadka ku nool gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn maamulka Somaliland. Gudaha magaalada waxa wali ku dhacaya hoobiyaasha kuwaas oo inta badan waxyeelo ba’an ay ka soo gaarayso dadka rayidka ah waxaana isa soo taraya cambaaraynta...

Post

Wasiir laga sugayay Golaha shacabka oo sabab la yaab leh ugu baaqsaday

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Arbaco ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1. Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee Kheyraadka...

Post

Dadka Maxaas oo ku fiidsaday “dagaal” u dhaxeeya ciidanka DFS & Al- Shabaab.

Maxaas ( Raxanreeb ) Dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo kooxaha deegaanka oo dhinac ah  iyo kooxda Al- Shabaab ayaa goordhow ka qarxay deegaanno hoosta degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidanka Dowladda  ka hor tageen weerar kooxda Al- Shabaab la sheegay in ay  qorsheeynayeen in aay ku qaadaan deegaanka Goobo,...

Post

Shirkadaha isgaarsiinta iyo qaar ka mid ah kuwa ganacsi oo la dul dhigay amaro adag

Muqdisho ( Raxanreeb ) Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daauud Aweys Jaamac ayaa warbaahinta u aqriyey Go’aanno adag oo ka soo baxay Guddiga la dagaallanka lacag dhaqidda iyo maalgalinta Argagixisada. Go’aanadaan ayaa quseeya Xawaaladaha iyo shirkadaha ka shaqeeya arrimaha dhulka iyo kuwa isgaarsiinta. “Dhammaan shirkadaha Isgaarsiinta waxaa la farayaa in sawir iyo faro ay ka hayaan...

Post

Ruushka oo duqeymo adag ka fuliyay Ukraine

Ciidamada Ruushka ayaa duqeeyay ciidamada Ukraine iyo magaalooyinka ku teedsan jiidda hore ee bariga gobolka Donetsk Talaadadii, maanta ahayd wax u muuqday in uu ahaa horudhac weerar cusub, xilli xulafada reer galbeedka ay ku kulmeen Brussels si ay u qorsheeyaan saadka sare loogu qaadayo xukuumadda Kyiv.

MOOSHIN : Xildhibaano doonaya in la kordhiyo muddo xileedka Golaha shacabka !
Post

MOOSHIN : Xildhibaano doonaya in la kordhiyo muddo xileedka Golaha shacabka !

Muqdisho (Raxanreeb )  Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan  Golaha Shacabka ee Barlamaanka  Federaalka ay saxiixeem mooshin ay ku doonayaan in lagu kordhiyo muddo xileedka  uu shaqaynayo Barlamaanka Soomaaliya. In ka badan 65 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa saxiixay mooshin lagu kordhinayo in waajibaadka Baarlamaanka Federaalka laga dhigo muddo shan...

Post

Dowladda Federaalka oo gacanta soo dhigtay sarkaal ka tirsan Al-shabaab

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Saraakiisha  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay ingacanta ay ku dhigeen sarkaal ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in Sarkaalkaan la qabtay, isaga oo gaari ku sida agabka qaraxyada lagu sameeyo, kuna howlan kala gudbintooda. Ciidmada Dowladda ayaa  sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gudaha...

Post

”Arday 12 Jir” ah oo lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan Dowladda ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo aan la sheegin waxa uu salka ku hayo ayaa la sheegay inuu yahay mid u dhaxeeyay ciidamo ka wada- tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Dagaalkan oo ka dhacay degmada Shibis ee...