Month: February 2023

Axmed Faal oo isku qabanaya Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe & Duqa Degmada Jowhar
Post

Axmed Faal oo isku qabanaya Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe & Duqa Degmada Jowhar

Jowhar (Raxanreeb) — Warqad ay soosaartay Madaxtooyada DG Hir-Shabeelle ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas Cali Guudlaawe Xuseen uu Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan xilkaas ugu daray Duqa Magaalada Jowhar. Warqadda ayaa lagu sheegay in markii uu Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uu arkay muhiimadda ay leedahay in isbaddel lagu sameeyo qaab...

Post

“Berri yaynaan xabaalaha dushooda ku heshiin” MD Xasan oo ka hadlay Laascanood

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in la muhiim ay tahay in la joojiya dagaalka dadka badan ku dhimanaya ee ka taagan gobolada Sool , Sanaag iyo Laascanood. Muuqaal laga soo duubay Madaxwaynaha Dowladda Fdederaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay joojinta dhiiga micna darrada loo daadinayo isla markaana wax kasta...

Post

Farmaajo ”Ma ah in ay sii socdaan rabshadaha ka jira Laasacaanood ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka soconaya rabashadaha dadka deegaanka ay ku diidan yahay Somaliland waxaana 24-kii saac ee la soo dhaafay halkaas lagu dilay dad badan oo rayid ah. Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay rabashadaha wali ka sii socda magaalada Laasacnood ee gobolka Sool...

Post

In ka badan 4,000 oo ku dhimatay dhulgariirka ka dhacay Turkiga

Istanbul (Raxanreeb ) Waxaa sare u kacaya khasaaraha dhimashada ee dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay qaybo ka mida dalalka Turkiga iyo Syria, subaxnimadii hore ee Isniintii, dhulgariirkaas oo cabbirkiisu gaarayey illaa 7.8. Wararka ugu dambeeyey ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay haatan kor u dhaaftay illaa 4,000 kun oo qof, halka la aaminsan yahay in...